Home Wararka

Wararka

TOOS u daawo: Bayern Munchen vs AC Milan – LIVE (Shaxda sugan)

Bayern Munchen - AC Milan Bayern Munchen - AC Milan Bayern Munchen - AC Milan BAYERN MONACO (4-2-3-1): Früchtl; Rafinha, Hummels, Martinez, Bernat; Alaba, Tolisso; Coman, Müller, Ribery; Lewandowski. AC MILAN (4-3-3): G. Donnarumma; Abate, Musacchio, Zapata, R. Rodriguez; Kessie, Montolivo, Bonaventura; Niang,...

”Ma jiraan dalabyo ka yimi Inter ama Juventus oo ku wajahan Keita Baldé Diao.”...

(Roma) 22 Luulyo 2017 - Guddoomiyaha SS Lazio ee Claudio Lotito ayaa sheegay inuusan wax dalab ah ka helin kooxaha Inter walaa Juventus, kuwaasoo la sheegayay inay doonayaan Keita Baldé Diao. Laacibkan ayuu qandaraaskiisu dhamaanayaa xagaaga soo aaddan, iyadoo kooxo...

“Kulanka aan la ciyaareyno Chelsea ma ahan mid Saaxiibtinimo.”. Arsene Wenger oo boolo xoofteenaya

(Beijing) 22 Luulyo 2017.  Arsenal iyo Chelsea ayaa maanta duhurkii kulan saaxiibtinimo ku yeelan doona caasimada Beijing ee dalka Shiinaha laakiin tababare Arsene Wenger isagu wuxuu qabaa in kulanku saaxiitinimo ka badan yahay. Gunners ayaa markale wajihi doonta Blues bisha...

Leonardo Bonucci oo markii ugu horreeysay ka hadlay sababtii uu uga soo tegey Juventus

(Shenzhen) 22 Luulyo 2017 - Gaashaanka Leonardo Bonucci ayaa difaacey go'aankii uu ku tegey kooxda Milan - “Isuma arko khaa'in ama calooshiis u shaqayste” ayuu yiri. Dambeedkan ayaa si lala yaabo horraantii bishan ugu wareegey kooxda Rossoneri, isagoo Torino ka...

Xiliga Neymar uu ku biirayo PSG iyo qiimaha uu ugu dhaqaaqayo oo la ogaaday

(Paris) 22 Luulyo 2017 Neymar ayaa tilaabo uun u jira xirashada funaanada kooxda PSG kadib markii daaha laga rogay waqtiga uu sida rasmiga ah ugu biirayo. Sida laga soo xigtay wargayska Sport, kooxda PSG ayaa dalab rasmi ah ka gudbin doonta...

BAYERN MUNICH VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay duhurkan kusoo geli karaan!

(Shenzhen) 22 Luulyo 2017 - Waxaa goor aan sidaa u fogayn magaalada Shenzhen kulan saaxiibtinimo ku yeelanaya camaaliqooyinka taariikhiga ah ee Bayern Munich iyo AC Milan, kulan ka tirsan 2017 International Champions Cup. Macallimiinta Carlo Ancelotti iyo Vincenzo Montella...

Angel Di Maria oo si diblomaasiyad leh uga jawaabay wararka Neymar la xiriirinaya PSG

(Paris) 22 Luulyo 2017.  Angel Di Maria aya door Diblomaasiyadeed ciyaaray mar wax laga waydiyay wararka Neymar la xiriirinaya kooxda PSG, laakiin wuxuu sheegay inay gacmo furan ku soo dhaweyn doonaan xiddig kasta oo kula soo biira naadiga reer...

Chelsea oo ku soo laabatay xiisaha Antonio Candreva

(London) 22 Luulyo 2017 Kooxda Chelsea ayaa dib ugu soo laabatay xiisaha saxiixa laacibka Inter Milan ee Antonio Candreva. The Sun ayaa daaha ka qaaday in tababare Antonio Conte uu u dhaqaaqi doono soo xerogalinta Antonio Candreva kadib saxiixyadii Bakayoko iyo Morata. Tababare Conte ayaa...

Ernesto Valverde oo ka hadlay mustaqbalka Neymar ee Barcelona

(Barcelona) 22 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa ka hadlay mustaqbalka Neymar ee kooxda reer Spain. Ernesto Valverde oo kulankiisa ugu horeeya wajihi doona Juventus ayaa sheegay in Neymar uu sii joogi doono Barcelona. Maalmihii u danbeeyay ayaa la baahiyay...

Real Madrid oo ku dhaw in lacag rikoor ah ay ku soo qaadato Kylian...

(Madrid) 22 Luulyo 2017 Kooxda Real Madrid ayaa aad ugu sii dhawaanaysa inay qiimo qaali ah ku soo qaadato weerar yahanka reer France. The Sun ayaa baahisay in kooxda Real Madrid ay kula heshiisay Monaco in Kylian Mbappe ay kula wareegto lacag...