Home Suuqa

Suuqa

RASMI: Chelsea oo dhamaystirtay saxiixa Alvaro Morata +SAWIRRO

(London) 21 Luulyo 2017 Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah u xaqiijisay dhamaystirka saxiixa weerar yahankii Real Madrid ee Alvaro Morata. Laacibka reer Spain ayaa qalinka ugu duugay Blues heshiis 5-sano ah kadib markii uu saaka ka gudbay tijaabada caafimaadka. Chelsea ayaa...

Man City oo qarka u saaran dhamaystirka saxiixa Benjamin Mendy

(Manchester) 21 Luulyo 2017 Kooxda Man City ayaa gabo gabo marsiinaysa dhamaystirka saxiixa daafaca kooxda Monaco ee Benjamin Mendy. City ayaa lala xiriirinayay 23 jirkaan tan iyo markii uu furmay suuqa kala iibsiga ee xaggaagan, waxayna haatan tilaabo u jiraan inay heshiis...

Alvaro Morata oo ka gudbay tijaabada caafimaadka ee Chelsea

(London) 21 Luulyo 2017 Weerar yahanka reer Spain ee Alvaro Morata ayaa la xaqiijiyay inuu ka gudbay tijaabada caafimaadka ee kooxda Chelsea. Morata ayaa soo gaaray caasimada ingiriiska ee London shalay oo khamiis ahayd, saaka ayuuna maray tijaabada caafimaadka isaga oo si...

“Coutinho iib maahan.”. Jurgen Klopp oo u deyriyay Barcelona

(Hong Kong) 21 Luulyo 2017. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay inuusan beec ahayn xiddigiisa Philippe Coutinho kaddib markii ay Reds diiday dalab 72 milyan oo bound oo kaga yimid camaaliqada Spain ee Barcelona. Coutinho ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay Liverpool...

RASMI: Leonardo Bonucci oo ku biiray kooxda AC Milan + Sawirro

(Guangzhou) 20 Luulyo 2017 - AC Milan ayaa si rasmi ah u xaqiijisey in ay la saxiixatay daafaca Leonardo Bonucci oo ay kasoo qaateen kooxda Juventus lana joogaya ilaa 2022. Dambeedkan dhexe ayaa Kooxda Rossoneri kusoo biiray todobaadkii tegey, markaasoo...

Unai Emery oo ka hadlay wararka Neymar la xiriirinaya PSG

(Paris) 20 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa ka hadlay wararka kooxdiisa la xiriirinaya laacibka Barcelona ee Neymar. Unai Emery ayaa sii shiday wararka Neymar la xiriirinaya kooxdiisa kadib markii uu sheegay in kooxdiisu ay doonayso ciyaartoyda ugu fiican...

XIISE CUSUB: Kooxda AC Milan oo maalintii 1-aad laga iibsadey 45 kun oo tigidh...

(Milano) 20 Luulyo 2017 - Kooxda Rossoneri oo sanadihii dambe ay aad uga jajabnayd ayaa mar qura u muuqata mid dhulka ka kaceeysa kaddib markii uu soo laabtay xiisihii loo hayn jirey kooxda oo beryihii dambe hurdo ku jirey. Tusaale...

Gonzalo Higuain oo kiis dacwadeed looga adkaaday kahor inta aysan bilaabminba!

(Napoli) 20 Luulyo 2017 - Gonzalo Higuain ayaa sida lasoo sheegayo waxaa looga adkaaday kiix maxkamadeed oo uu ku haystey kooxdiisii hore ee Napoli oo ay ku maransanaayeen xuquuqda sawirrada laacibka. Laacibkan weerarka ah ayaa Partenopei xagaagii tegey ugasoo dalaabay...

Alvaro Morata oo soo gaaray London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro Chelsea

(London) 20 Luulyo 2017 Weerar yahankii kooxda Real Madrid ee Alvaro Morata ayaa ka soo dagay caasimada ingiriiska si uu ugu biiro kooxda Chelsea. Chelsea iyo Real Madrid ayaa xalay ku dhawaaqay inay kawada heshiiyeen qiimaha laacibka, waxayna isku afgarteen lacag dhan...

DAAWO: Kooxda Juventus oo markii ugu horreeysey taariikhdeeda dhabarka funaanaddeeda wax ku xayaysiin doonta!

(Torino) 20 Luulyo 2017 - Kooxda Juventus ayaa qaadan doonta astaanta jiscime farsamo oo 3-aad kaddib Adidas oo farsameeysa agabka ay ku ciyaarto iyo sharikadda gawaarida farasmeeysa ee reer Maraykan ee Jeep. Laga bilaabo fasal-ciyaareedka soo socda, waxay kooxda Juve...