Home Spain

Spain

WAR CULUS: Zidane oo fasaxaya mid ka mid ah weeraryahanadiisa BBC si uu u...

(Europe) 23 Juunyo 2017. Sida ay sheegayaan warar ka imaanaya dalka Faransiiska in Zinedine Zidane uu wada hadalo qarasoodi ah uu la yeeshay dhaliyaha Monaco Kylian Mbappe uu ugu sheegay inuu fasaxayo mid ka mid ah weeraryahanadiisa BBC si...

Maxaa uga qorsheysan Ronaldo maxkamadda uu ka soo muuqan doono?

(Madrid) 23 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo waxa uu sugayaa in cadaaladda la soo hortaago  31-ka Luulyo isaga oo ka soo hormuuqday doona maxkamadda Court Number One ee uu xaakinka ka yahay judge Gomez. Ronaldo waxaa loo haystaa lunsashada 14.7 million euros...

Benzema oo noqon kara kabtan Real ololaha dambe.Sidee?

(Madrid) 23 Juunyo 2017. Karim Benzema ololaha soo socda waxa uu u noqon karaa mid gaar u ah maadama laga yaabo in uu kabtan u noqdo kooxda uu sideed sano lla joogay. Arintan ayaa imaneysa xilli uu Pepe tagay maadaa qandaraaskiisu...

Benzema ma waxa uu doonayaa in uu ka tago Real?

(Madrid) 23 Juunyo 2017. Karim Benzema ma laha qorshe uu uga tagayo Real Madrid waxa uuna sheegay in uu doonayo koobab hor leh oo uu la qaado. 29 jirka waxaa lala xiriirinayey in uu isaga tagayo Los Blancos kaddib sideed olole...

“Bellerin iib ma ahan” – Arsenal oo ku wargalisay Barcelona in Bellerin uusan iib...

(London) 21 Juunyo 2017 Kooxda Arsenal ayaa go'aankeeda u gudbisay Barcelona kaas oo ku aadan iibka daafaca reer Spain ee Hector Bellerin. Gunners ayaa ku wargalisay Barcelona in Hector Bellerin uusan iib ahayn isla markaana uu sii joogayo London xiliciyaareedka cusub sida ay...

Ma ogtahay in Messi uu ku dhawaaday ku biirida Manchester City xaggaagii hore?

(Barcelona) 21 Juunyo 2017 Sida ay baahisay Mundo Deportivo, Lionel Messi ayaa ku wargaliyay Barcelona rabitaankiisa ah inuu ku biiro Man City xaggaagii hore. Messi ayaa doonayay in tababare Pep Guardiola uu kula midoobo kooxda City, xiligaas oo uusan ku qanacsanayn...

Marco Verratti oo shuruuda gaarka ah kala heshiiyay Barcelona

(Barcelona) 21 Juunyo 2017 24 jirka reer talyaani ayaa lagu soo waramayaa inuu shuruuda gaarka ah kala heshiiyay kooxda Barcelona. Marco Verratti ayaana ku qasban haatan inuu ku qanciyo maamulka kooxdiisa PSG inay ka iibiyaan Barcelona suuqa xaggaagan sida ay baahisay...

Hadaladii Perez oo sababay in Ronaldo uu dib uga fiirsado go’aankii uu ka qaatay...

(Madrid) 21 Juunyo 2017 Cristiano Ronaldo ayaa ka fiirsanaya go'aankii uu ka qaatay kooxdiisa Real Madrid oo ahaa inuu katago xaggaagan sida ay baahisay AS. Laacibka reer Portugal ayaa la dhacay hadaladii uu madaxwaynaha Real Madrid ku difaacay isaga kadib eedeyntii...

XOG: Real Madrid oo u weecatay Alexis

(Madrid) 21 Juunyo 2017. Real Madrid waxa ay qorsheneysaa in ay xagaagan u dhaqaaqdo soo iibsashadda Alexis Sanchez, sidaas waxaa qortay Don Balon. Arintan ayaa imaneysa iyada oo ay Real Madrid shaki weyn ka qabto mustaqbalka Cristiano Ronaldo oo sheegay in...

Goorma ayaa Cristiano Ronaldo la soo saarayaa MAXKAMADA????

(Europe) 20 Juunyo 2017. Ronaldo ayaa dhawaan lagu soo eedeeyay inuu lunsaday lacago xoogan oo canshuuraad ah waxaana iminka lagu wadaa in maxkamad la soo taago dabayaaqada bisha July. Xiddiga reer Portugal ayaa ka soo muuqan doona maxkamada 31 July. Laacibka...