Home Spain

Spain

L’Equipe oo amaantay Zinedine Zidane kadib guushiisii ugu horaysay ee uu ka gaaray Barcelona!

(Madrid) 03 Abriil 2016 Wargayska ka soo baxa France ee L'Equipe ayaa boggiisa hore soo saaray sawirka tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane kadib guushii kooxdiisu ay ka gaartay xalay dhigeeda Barcelona. Mustaqbalka Zinedine Zidane ayaa shaki wayn lagalinayay ka hor kulanka laakiin...

Sidee ayuu Zinadine Zidane u arkay guushii uu gaaray Classico-dii ugu horeysay ee...

(Madrid) 03 Abriil 2016. Zinedine Zidane waxa uu sheegay in uu aad “Ugu faanayo” ciyaaryahanadiisa Real Madrid kaddib markii ay Barcelona gool ay la hor martay laba ugu badaleen kulankii El Classico ee xalay ka dhacay Camp Nou. Barcelona ayaa...

GOOGOOSKA: Barcelona vs Real Madrid 1-2 (Karim & kooxdiisa oo kusoo laba kacleeyey kooxda...

El Classico in Catalonia BARCA: Bravo; Alves, Pique, Mascherano, Alba; Rakitic, Busquets, Iniesta; Messi, Suarez, Neymar. Kayda: Ter Stegen, Vermaelen, Bartra, Arda, Rafinha, Munir, Sergi Roberto. REAL: Navas; Carvajal, Pepe, Ramos, Marcelo; Kroos, Casemiro, Modric; Ronaldo, Benzema, Bale. Kaydka: Casilla, Danilo, Nacho, James, Vazquez, Isco, Jese. Barcelona...

Kooxda Barcelona oo funaanad gaar ah ku ciyaaraysa!

(Barcelona) 02 Maarso 2016 - Barcelona ayaa haatan ku ciyaareysa funaanad gaar ah oo ay ku maamuusayaan halyeey Johan Cruyff, taasoo ay ku qoran tahay farriin u akhrismeysa ''mahadsanid Johan'', kulanka ay haatan la leedahay kooxda Real Madrid ee...

Yaa guulo badan Barcelona iyo Real Madrid kulamada El Clasico ee dhaca bishan oo...

(Catalonia) 02 Abriil 2016.  Saacado yar ayaa ka harsan kulanka la wada sugayo kulanka ugu shidan kubbada cagta adduunka ee El Clasico oo ay ku dagaalamaan Barcelona iyo Real Madrid. Camp Nou ayaa kolkan marti galineysa ciyaartan wayn waxaana guulo...

SAWIRRO: Ciyaartoyda Real Madrid oo soo gaaray magaalada Barcelona!

(Barcelona) 02 Abriil 2016 Ciyaartoyda Kooxda Real Madrid ayaa galabta soo gaaray magaalada Barcelona oo caawa ay kula ciyaari doonaan kooxda ay aadka u xafiiltamaan ee Barca. AS ayaa daaha ka qaaday in ciyaartoyda kooxda Real Madrid ay soo dhawayn balaaran...

Ma mudan yahay in sidan la yeelo Cristiano Ronaldo ka hor kulanka caawa ee...

(Spain) 02 Abriil 2016. Waa sax in Real Madrid ay ka jajaban tahay La Liga inkastoo ay nooshahay dhanka Champions League laakiin dhaliyahooda Cristiano Ronaldo oo hogaaminaya gool dhalinta La Liga iyo midka CL ma mudnayn marna in laga...

Ancelotti: Sida lagu joojin karoLionel Messi

(Catalonia) 02 Abriil 2016. Carlo Ancelotti waxa uu sheegay in qaabka kaliya ee uu tababare ugu diyaar garoobi karo wajahidda Lionel Messi ay tahay in uu diido soo hadal qaadidda weeraryahanhka, si uu uga taxadaro in uu wadnaha galiyo cabsiddiisa...

Yaa ku leh xiddigaha Barca iyo Real? Carlo Ancelotti oo mid mid isu bar...

(Catalonia) 02 Abriil 2016. Tababarihii hore ee Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa is bar bar dhigay dhiniciisii hore iyo Barcelona safafkoodda kahor kulanka El Classico ee caawa.; Ninka reer Italia oo leylin doona Bayern Munich ololaha dambe ayaa in yar...

AQRISO: Goortii ugu horreysay ay safteen kulanka El Clasico xiddigaha ugu waa wayn ee...

(Spain) 02 Abriil 2016. Waxaa si xiiso iyo xamaasad leh loo wada sugayaa kulanka ugu wayn kubbada cagta adduunka ee El Clasico, inkastoo ay Barca dhibco badan ka horreyso Real Madrid misane weli dhadhan way leedahay ciyaartu. Haddaba Marca ayaa...