Home Spain

Spain

Gunners oo £45m oo gini ku bartilmaameedsanaysa daafaca Virgil van Dijk

(London) 17 Luulyo 2017 - ARSENE WENGER ayaa sida lasoo werinayo wuxuu hollinayaa inuu waaxdiisa gaashaandhigga kusoo biiriyo daafaca Southampton ee Virgil van Dijk si uu u dhiso waaxdaasi. Macallinka Gunners ayaa xagaagan malaayiin ku seeyraya suuqa kala iibsiga, si...

WAAD I GABTAY: Florentino Perez oo aad uga xumaaday tillaabo Barcelona & Verratti khuseeysa...

(Madrid) 14 Luulyo 2017 - Madaxwaynaha Real Madrid ee Florentino Perez ayaa la yaabay talo uu bixiyay macallin Carlo Ancelotti taasoo uu siiyay laacibka khadka dhexe ee PSG jaalle Marco Verratti. Macallinkii hore ee Real, Ancelotti ayaa lasoo shaqeeyay Verratti...

RASMI: Dani Ceballos oo ku biiray kooxda Real Madrid + Sawirro

(Madrid) 14 Luulyo 2017 - Real Madrid ayaa dhamaystirtay saxiixa laacibka aadka loo qiimeeyo ee khadka dhexe uga dheela Betis ee Dani Ceballos oo ay la galeen qandaraas 6 sanadood kaddib markii ay bixiyeen lacagtii lagu fasaqayay qandaraaskiisii hore. 20-jirkan...

Booliiska canshuuraha oo baaritaan ku sameeyay dooni uu ku tamashlaynayay Cristiano Ronaldo!

(Formentera) 13 Luulyo 2017 - Laacibka Cristiano Ronaldo ee kooxda Real Madrid ayaa waxaa tamashlihii iyo nasiinadii ka jiirey booliiska canshuuraha ee dalka Spain kaddib karmii ay soo fuuleen doonida ay ku tamashleeynayo saacadihii ugu dambeeyay dalxiiskiisa. Laacibka iyo doonidiisa...

Madawaynaha & macallinka Real Madrid oo isku waafaqsan hal arrin oo saamayn ku yeelanaysa...

(Madrid) 09 Luulyo 2017 - Macallinka Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa u sheegay madaxwaynaha Florentino Perez inuu ku faraxsanaan lahaa in la iibiyo Gareth Bale. Zidane, ayaa Perez la qaba aragtida ah in xagaagan kooxda la keeno qannaaska AS...

Ka bogo laacibiinta ay doonayaan, kuwa ay qaateen iyo kuwa ka tegaya kooxaha waawayn...

(Zurich) 01 Luulyo 2017 - Waxaa maanta si rasmi ah u furmay suuq-xagaaga kala iibsiga ciyaartooyda kaasoo ay ka dukaamaystaan kooxaha Yurub oo doonaysa inay is xoojiyaan. Kooxaha qaar gaar ahaan kuwa waawayn ayaa ilaa haatan dhowr tillaabo oo muhim...

Florentino Perez oo Man Utd ku eedeeyay inaysan beec qabin

(Madrid) 28 Juunyo 2017 - Madaxwaynaha Real Madrid ee Florentino Perez ayaa Manchester United u sheegay in ay daacad ka noqdaan doonista Alvaro Morata. Perez ayaa ku adkaystay inuusan weli jirin dalab rasmi ah oo ay miiska soo dhigtay ManUnited,...

Mourinho oo ay ka go’antahay soo xerogalinta Jordi Alba

(Manchester) 24 Juunyo 2017 Tababare Jose Mourinho ayaa awoodiisa isugu geynaya soo xerogalinta daafaca kooxda Barcelona ee Jordi Alba. ESPN ayaa daaha ka qaaday in tababare Jose Mourinho uu doonayo inuu soo xerogaliyo 28 jirka daafaca uga ciyaara Barcelona suuqa kala iibsiga...

Messi oo albaabka u furay u dhaqaaqida horyaalka shiinaha

(Barcelona) 24 Juunyo 2017 Lionel Messi ayaa albaabka u furay u dhaqaaqida horyaalka shiinaha mustaqbalka inkasta oo haatan uu ku faraxsanyahay kooxdiisa Barcelona. Qandaraaska laacibka reer Argentina ayaa dhacaya dhamaadka xiliciyaareedka dambe, laakiin kooxda ayaa u soo bandhigtay heshiis ku eg...

Inter Milan oo doonaysa Maxamed Saalaxa cusub!!

(Bilbao) 23 Juunyo 2017 - Inter Milan ayaa sida lasoo werinayo xiisanaysa qannaaska Athletic Bilbao ee Inaki Williams, oo lagu naynaaso “New Mohamed Salah Spallettii”. Tuttosport ayaa qoraua in Luciano Spalletti uu doonayo laacib leh dhadhanka ciyaareed ee Salah, kaasoo...