Home Spain

Spain

Real Madrid oo soo bandhigtay maaliyadeeda 3-aad ee xilli ciyaareedka cusub

(Los Angels) 21 Luulyo 2017. Naadiga Real Madrid ayaa soo bandhigtay maaliyadeeda saddexaad ee xilli ciyaareedka cusub. Waxaa maaliyada cusub naqshadeeyay taageere si wayn u taageera kooxda reer Spain. Taageerahan lagu magacaabo Jesus Serrano ayaa ku soo baxay tartanka 'adidas Creator...

Unai Emery oo ka hadlay wararka Neymar la xiriirinaya PSG

(Paris) 20 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa ka hadlay wararka kooxdiisa la xiriirinaya laacibka Barcelona ee Neymar. Unai Emery ayaa sii shiday wararka Neymar la xiriirinaya kooxdiisa kadib markii uu sheegay in kooxdiisu ay doonayso ciyaartoyda ugu fiican...

Guardiola oo ku qanciyay Danilo inuu ku soo biiro Man City

(Manchester) 20 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa soo fara galiyay arinka daafaca Real Madrid ee Danilo. Laacibkaan ayaa doonaya inuu katago kooxdiisa Real Madrid maadama uusan ka haysan boos joogto ah, waxaana isku haysta saxiixiisa kooxaha Chelsea...

Miyuu Neymar dhab ahaantii ku biirayaa PSG????….(Laacibka oo hadlay)

(Catalonia) 19 Luulyo 2017. Waxaa dhawaan soo ifbaxay balse si dhaqsi leh ku baahay wararka sheegaya in Neymar uu ogolaaday inuu ku biiro kooxda PSG oo iyana ogolaatay inay bixiso lacagaha qaaliga ah ee lagu bur burinayo qandaraaskiisa. Laakiin xiddiga...

Gareth Bale oo heshiis qarsoodi ah la gaaray Man United….(Maxaa lagu heshiiyay?)

(Manchester) 19 Luulyo 2017. Sida ay tibaaxayaan warar dhawaan gal ah oo ka imaanaya dalka Spain in xiddiga Real Madrid ee Gareth Bale uu heshiis qarsoodi ah la galay kooxda Manchester United kaa oo ugu soo biiri doono kal...

Suuqa kala iibsiga horyaalka La Liga oo hal maalin ka dambeyn doona kuwa Premier...

(Europe) 18 Luulyo 2017. Suuqa kala  iibsiga ciyaartoyda ee horyaalada, Premier League ee dalka Ingiriiska, Serie A-da Talyaaniga, Budesliga dalka Jarmalka iyo midka Faransiiska ee Ligue 1 ayaa dhammaan wada xirmi doona 31 bisha August laakiin La Liga ayaa...

Casemiro oo ka hadlay sida ciyaartoyda Real Madrid ay uga foojiganyihiin qatarta Messi

(Madrid) 17 July 2017 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Casemiro ayaa ka hadlay wararka ciyaartoyda kooxdiisu ay isku dhaafsadaan qolka labiska marka ay ka hortagayaan Messi. Casemiro ayaa sheegay in dhamaan ciyaartoyda Real ay diirada saartaan laacibka reer Argentina kaas...

“Horumar ma gaari doontid intaad ka hoos ciyaareyso Lionel Messi.”. Neymar oo loogu baaqay...

(Catalonia) 17 Luulyo 2017. Manchester United ayaa diyaarineysa lacago xoog badan si ay ula soo wareegto Neymar kaddib markii la sheegay in laacibka uu ka careysan yahay kooxdiisa. 25 jirka ayaa galaya sanadkiisii 5-aad uu ka ciyaaro Camp Nou balse...

Kaddib AROOSKIISA, Lionel Messi oo markii ugu horreysay dib ugu soo laabtay tababarka Barcelona….+SAWIRRO

(Catalonia) 17 Luulyo 2017. Lionel Messi ayaa markii ugu horreysay dib ugu soo laabtay tababarka Barcelona kaddib markii uu la aqal galay dhawaan gabadhii ay yaraantoodii wada socdeen ee Antonella Ruccozzo. Laacibka reer Argentina ayaa waqtigiisa xagaaga inta badan ku...

Greth Bale oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Manchester United

(Madrid) 17Luulyo 2017. Gareth Bale ayaa si wayn lala xiriirinayay inuu dib ugu laabto Ingiriiska isla markaana ku biiro kooxda Manchester United balse laacibka ayaa iminka ka dhawaajiyay inuu ku faraxsan yahay Real Madrid isla markaana aysan jirin wax...