Home Soomaaliya

Soomaaliya

Kullanka Dekedda iyo Jeenyo oo go’aamin kara hanashada horyaalka ee kooxda Banaadir ” WARBIXIN

 (Muqdisho) 05 Maajo 2016 Kooxda Banaadir ayaa talaabo u jirta hanashada horyaalka Soomaaliya iyadoo ku hoggaamineyso 38 dhibcood, halka kooxaha ku xiga ay leeyihiin 32 dhibcood. Kooxaha Dekedda iyo Jeenyo ayaa isku heysta kaalinta labaad,waxaana ay wada leeyihiin min 32 dhibcood,iyagoo...

Xiriirka kubadda Koleyga Soomaaliya ganaax dul dhigay kooxda I.L.S+Sawirro

(Muqdisho) 03 Abriil 2016.Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa ganaax dul dhigay kooxda kubadda Koleyga I.L.S oo ka mid ah tobonka Naadi ee ka qeyb galaya horyaalka kubada Koleyga 2015-16. Kooxda Kubadda Koleyga I.L.S ayaa ganaaxan ku muteysatay kadib markii...

Kooxda Gudelle FC oo bar bar laga tuugay kulan ka tirsan tartan ka soconaya...

(South Sudan) 3 Maajo 2016. Kulan Xisoo Gooni ah lahaa ayaa waxa uu todobaadkii la soo dhaafay ka dhacay South Sudan iyadoo halkaasi ay kuwada ciyaareen Kooxda kubadda cagta ee awooda badan Gudelle FC oo ka socotay  Jaaliyada Soomaaliya...

Dhegeyso Barnaamijka GOOL FM SHOW oo laga soo jeediyey dalalka Somalia, Kenya iyo India

(Muqdisho) 03 Maajo 2016 – Barnaamijka Gool FM SHOW oo ah barnaamij todobaadkiiba mar habeenka Isniintu ay baxayso Talaadana imaanayso aad ka dhagaysataan idaacadda Gool FM ee Magaalada Muqdisho 99.0 mhz ayaa sidii caadada u ahaydba laga soo jeediyey...

HOR DHAC: Banaadir Vs Muqdisho FC oo ku balansan gegida Banaadir

(Muqdisho) 03 Maajo 2016.  Kooxda ugu sareysa horyaalka Soomaaliya ee Banaadir S.Club iyo naadiga ugu hooseysa horyaalka ee FC: Muqdisho ayaa galabta ku ballansan garoonka Koonis ciyaar ka tirsan horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya Naadiga Banaadir ayaa ah kooxda ugu...

Laacibka Soomaaliyeed ee kooxda Chelsea Mukhtar Ali Afgooye oo marti ku ahaa koobkii JENERAL...

(London) 02 Maajo 2016. Waxaa koofurta magaalada London ka dhacay koobkii sanadlaha ahaa ee Jeneral Daa'uud oo si wadajir ah ay u soo abaabuleen bahda isboortiga ee South London,iyadoo sanadkan ay ka soo qeyb galeen 10 koox oo ka...

Garsoorayaasha ugu fiican Soomaaliya oo qaban doona cayaarta ugu adag ee bug baxa tartanka...

( Kinshasa)06 Abriil 2016.Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka amba baxay afar kamid ah Garsoorayaasheena Soomaaliyeed kuwaasi oo la dhihi karo waa kuwii ugu wanaagsanaa Geeska Africa waxaana xiriirka kubadda cagta ee Africa CAF usoo xusheen in ay dhexdhexaadiyaan cayaarta ugu...

Maamulka iyo shaqaalaha Idaacadda Gool FM oo tahniyad u diraya Wariye Mahad Shariif Jilacow

(Muqdisho) 05 Abriil 2016 – Maamulka iyo shaqaalaha Idaacadda ciyaaryaha ee Gool FM meel kasta oo ay dalka iyo dibadda ka joogaan waxa ay tahniyad aroos hawada u marinayaan Wariye Mahad Shariif Jilacow iyo marwadiisa Nasteexo Maxamed Raage. Lammaanahan Mahad...

Muxuu ku soo idlaaday kulankii galabta ee Ethiopia iyo xulka qarankeena Soomaaliya?

(Ethiopia) 03 Abriil 2016. Ciyaar aad u  xiiso badnayd isla markaana lahayd dha-dhan gaar ah ayaa waxay galabta dhex martay xulkeena Soomaaliya ee 20-jirada iyo xulka dalka aan dariska nahay ee Ethiopia ciyaar qeyb ka ahayd isreeb-reebka koobka qaramada...

Aqriso 18-Ciyaaryahan Ee U matalaysa Dalkeena Is Reeb Reebka 20-Jirada iyo Kooxihii Laga Soo...

Xulka qaranka kubada cagta Soomaaliya ee 29-jiarda ayaa shalay ka ambabxay garoonka diyaarada Aaden  Cadde iyagoo safar u ah dalkaEthipoia oo  ku ciyaari doonaan  kulanka koowaad ee  isreebreebka koobka Qaramada Afrika _(Caf Under 20) Macalin Xulka qaranka kubada cagta Soomaaliya ...