Home Soomaaliya

Soomaaliya

Koobka kooxaha heerka afraad ee waqooyiga Gaalkacyo oo la soo gaba gabeeyay

(Gaalkacyo) 22 Abriil 2016.Koobka kubadda cagta ee kooxaha heerka 4-aad ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa shalay galab lagu soo gabagabeeyay Garoonka Kubadda Cagta Himilo Stadium. Koobkan oo ay ka qayb galeen 16 Kooxod oo heerka 4-aad ah ayaa mudo laba...

Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya oo galabta la wajahaya South Sudan

(Muqdisho) 22 Abriil 2016.Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ayaa galabta kullan aad u xiiso badan waxa ay la ciyaari doonaan South Sudan kullankaas oo ka tirsan koobka Chan. Qaranka ayaa iminka dagan hotel lagu magacaabo Darul Salaam ee ku yaala dalka...

Daawo Sawiro: Dhismihii Garoonka Waamo ee magaalada Kismaayo oo heer gabo gabo ah maraya

(Kismaayo) 21 Abriil 2016. Waxaa dhamaad ku dhow dhismaha garoonka kubadda cagta ee  Waamo kaas oo ku yaala magaalada Kismaayo oo xarunta u ah Dowlad Goboleedka Jubbaland.   Madax waynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo madax kale ayaa saakay...

Wafdigii Guddoomiyaha xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika oo Muqdisho ka dhoofay lana hadlay...

(Muqdisho) 17 Abriil 2017.Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka amba baxay wafdigii Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika Axmed Axmed, kaasi oo shalay soo gaaray Muqdisho, waxaana uu kulamo kala duwan la qaatay Madaxda dowadda ugu...

SAWIRRO XUL AH: Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Afrika oo si weyn loogu soo...

(Muqdisho) 17 Abriil 2017.  Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Afrika Axmed Axmed   ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay si weyn u soo dhaweyn masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan doowlada iyo xiriirka kubadda cagta Soomaaliya. Hoggaamiyaha u dhashay...

Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Afrika oo bari imaan doono Muqdisho

(Muqdisho) 16 Abriil 2017 –Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Afrika Axmed Axmed  ayaa lagu wadaa in maalinta bari ah uu yimaado caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, isagoo kullamo la qaadan doono masuulliyiin kala duwan. Hoggaamiyaha u dhashay dalka Madagascar ayaa casuumaad...

Maamulka iyo shaqaalaha Gool FM oo Tahniyad dhalasho u diyaraya Liibaan Fantastic

(Muqdisho) 15 Abriil 2017 – Maamulka iyo shaqaalaha Idaacadda ciyaaraha ee Gool FM meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa ay iyagoo isku duuban tahniyad dhalasho Farxad leh hawada u marinayaan Liibaan Aadan Yaroow (Liibaan Fantastic) iyo Marwadiisa...

Isku aadka wareega siddeed dhamaadka tartanka kubadda gacanta degmoyin gobolka Banaadir oo la soo...

(Muqdisho) 13 Abriil 2017 –Waxaa la soo saaray wareega siddeed dhammaadka tartanka kubadda gacanta wiilasha degmooyinka gobolka Banaadir. Tartankaana ayaa shalay la soo gaba  gabeeyay heerkiisa guruubyada, waxaana la sugayay midkood Warta Nabadda iyo Boondheer oo kullan adag ku yeeshay...

Hoowl Wadaag iyo Shangaani oo galabta ku ballansan garoonka Wiish

(Muqdisho) 10  Abriil 2017 - Waxaa galabta dib u furmi doono tartanka kubadda gacanta wiilsha degmooyinka gobolka Banaadir kaasoo hakad ku jiray maalimii la soo dhaafay. Waxaa lagu mashquulsanaa dabaal degga xuska maallinta nabadda iyo Isboortiga, kaasoo toddobaadkii la soo dhaafay...

SAWIRRO XUL  AH: Soomaaliya oo si weyn loogu xusay maalinta nabadda iyo Isboortiga

 (Muqdisho) 07 Abriil 2017Munaasibad aad u balaaran oo lagu xusayay Maalinta dunida looga dabaaldego isticmaalka cayaaraha ee nabadaynta dunida iyo maalin looogu magac daray cayaartoyda Soomaaliyeed ayaa shalay ka dhacday garoonka Banaadir ee magaalada Mogadishu. Waxaa ka soo qayb galay...