Home Soomaaliya

Soomaaliya

SAWIRRO: Naadiga Savana oo u soo baxday horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya

(Muqdisho) 27 Maajo 2017. Kooxda Savana ayaa dadaal xoogan kaddib ka soo baxday heerka labaad una soo gudubtay horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya. Savana ayaa 3-2 ku dubatay kooxda Somali Fruit taa oo u xaqiijisay inay kal ciyaareedka soo socda...

HAMBALYO: Kooxda FC Banaadr oo ku guuleysatay horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya

(Muqdisho) 27 Maajo 2017. Kooxda ka dhisan degmada Wabari ee FC Banaadir ayaa soo tiigsatay horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya, markii ay ku guuleysatay heerka labaad. Kooxdan oo uu tababare u yahay C/Kariin Boqori oo ah xiddig ka tirsan Heegan ayaa...

Xarunta Isboortiga iyo jirdhiska ee Ocean Youth Center oo Gaalkacyo laga furay (Sawirro)

(Gaalkacyo) 27 Maajo 2017. Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,waxaa laga hirgaliyay xarun lugu magacaabo Ocean Youth Center,oo loo dhisay hab-casri ah,waxaana ay ka kooban tahay xarunta Ocean Youth Center garoomo kubadda cagta lagu ciyaaro, Kubadda kolayga, Maqaaxiyo lagu caweeyo,...

Tartankii kubadda gacanta ee xeebta oo galabta la soo gabagabeyn doono + Sawirro

(Muqdisho) 25 Maajo 2017 – Magaalada Muqdisho waxaa si xiiso leh ugu soconaya tartankii kubadda gacanta ee Beach Handball kaasoo lagu ciyaarayo xeebta Liido. Kama dambeysta tartankaan ayaa la soo gaaray waxaana hanashada koobkan isku heysta Iskuulada Banaadir Zone iyo...

Garsoorayaal da’yar oo  siminaar loogu furay Muqdisho+ SAWIRRO

(Muqdisho) 03 Maajo 2017Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Siminaar heerkiisu sareeyo kaasoo sare loogu qaadayo tayada garsoorayaasha Soomaaliyeed. Siminaarkaan ayaa waxaa bixinayay Calı Sacııd   oo ah madaxa waxbarasshada xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ahna macallinka ka tirsan...

XOG: Macallinkii hore ee kooxda Gaadiidka Edward Karanja oo  la wareegay shaqada Horseed

(Muqdisho) 02 Maajo 2017  -Xog hoose oo ay heleyso Gool FM ayaa waxa ay sheegeysaa in macallinkii hore kooxda Gaadiidka Edward Karanja uu  dib ugu soo laabtay dalka, isagoo ku sugan xarunta kooxda Horseed Maamulka kooxda iyo ciyaartooyda naadiga ayaa...

Xilliga uu dib u billaaban doono horyaalka heerka koowaad oo la shaaciyay

(Muqdisho) 02 Maajo 2017  -Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa shaaciyay waqtiga sida rasmiga ah uu dib ugu furmi doono horyaalka heerka koowaad kaasoo hakad ku jira dhowr maalmood. Sababta keentay in hakad la galiyo horyaalka ayaa ah bixitaanka xulka...

SAWIRRO XUL AH: Ciyaar lagu maamuusayo maalinta shaqaalaha adduunka oo galabta ka dhacday garoonka...

(Muqdisho) 30 Abriil 2017-Xilli bari ay ku beegan tahay 1-da May oo ah maalinta shaqaalaha adduunka ayaa galabta garoonka Wiish waxaa lagu ciyaaray kullan xiiso badan kaasoo lagu maamuusayay maalintaas ku weyn dunida. Kullanka ayaa waxaa is arkay koox ku...

DAAWO SAWIRRO: Madaxwaynaha Jubbaland oo Xariga ka jaray Garoonka Kubada Cagta Waamo ee magaalada...

(Kismaayo) 26 Abriil 2017.Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo Arbaco ah Xariga ka jaray Garoonka Kubada Cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo oo la dhigay Roog Macmal ah . Munaasabadii Xarig jarka Garoonka...

XOG: Xiddigo matalayay qaranka Soomaaliya oo dib loo soo cellin doono

(Djabouti ) 25 Abriil 2017- Xog hoose oo ay haleyso Gool FM ayaa waxa ay sheegeysaa in xulka qaranka dalkeena Soomaaliya laga soo reebi doono afar ciyaaryahan uu mid ka mid ah yahay goolhaye. Illaa iyo iminka lama ogo magacyada xiddigaha la...