Home Soomaaliya

Soomaaliya

Dekadda oo galabta loo caleemo saari doono horyaalka Soomaaliya haddii ay afka ciida u...

(Muqdisho) 18 Luulyo 2017. Naadiga Dekadda ayaa galabta ku guuleysan karta horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya waa haddii ay ka adkaato kooxda ku soo xigta ee Elman oo ay ku wada ciyaari doonaan garoonka Koonis. Dekadda ayaa 4 dhibcood ka...

CIID WANAAGSAN: Gool FM oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Fitriga

(Gool FM) 24 Juunyo 2016 – Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhamaanba howl-wadeenka GoolFM.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhamaanba shacabka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u...

RASMI: Elman oo tababare u magacaabatay laacibkeedii hore ee Cabdi Joon

(Moqdisho) 18 Juunyo 2017. Naadiga Elman ayaa xilka ka xayuubisay tababaraheeda reer Uganda ee Mayanja Roberto. Lama garanayo sababta rasmi ah ee keentay inay xilka ka dajiso Roberto maadaama ay kooxdu ku jirto kaalinta labaad ee horyaalka Soomaaliya isla markaana...

Maxaa ka soo kordhay xaalada xiddiga xulka qaranka Soomaaliya ee Macaani???

(Muqdisho) 17 Juunyo 2017. Dhaawac laga naxo ayaa waxa uu shalay soo gaaray xiddiga qadka dhexe ee xulkeena iyo waliba kooxda Dekadda Axmed Xasan Macaani. Macaani ayaa ka jabay lugta mar uu shalay ciyaarayay kulan ka mid ah Jiirooniga Fustalka...

MUQDISHO VS JUBBA 87-68: Muqdisho City oo usoo gudubtey nus-dhamaadka koobka K/Kolayga Bariga Afrika...

Kooxda Muqdisho City ayaa caawa u gudubtay semi-final-ka tartanka kubadda kolayga ee magaalooyinka bariga Africa kadib markii ay 87-68 ku garaaceen kooxda Jubba City ee South sudan. Muqdisho City ayaa habeen dambe 8-da fiidnimo la ciyaari doonto kooxda Kampala kulanka...

TOOS u daawo: Mogadishu City vs Jubba City 87-68

Mogadishu City vs Jubba City - LIVE Mogadishu City vs Jubba City - LIVE Gool FM

Xilliga ay caawa ciyaarayaan Muqdisho City vs Jubba City oo la isla meel dhigay!

(Nairobi) 13 Juunyo 2017 - Waxaa magaalad Nairobi ka soconaya tartanka kubadda kolayga ee caasimadaha Bariga Afrika ee Inter City. Caasimadda Somalia ee Muqdisho oo xalay 83-62 uga badisay Mombasa ayaa caawa markale la ballansan caasimadda South Sudan ee Jubba...

Xiddigaha Mogadisho City oo guul ku daah furtay tartanka caasimadaha k/koleyga Bariga Afrika+SAWIRRO

(Nairobi ) 13 Juunyo 2017. Wiilasha kubadda Koleyga ee caasimadda dalkeena ee Mogadisho City ayaa  guul weyn ku bilowday tartanka Kubadda Koleyga ee magaalooyinka Bariga Afrika kadib markii ay guul ka gaareen Mombasa City . Ciyaarta oo aheyd mid aad...

Taageerayaasha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay xiran doona maaliyadaha kooxaha ay ka taageeraan Dalka+SAWIRRO

(Muqdisho) 11 Juunyo 2017. Micnaha Taageere Waa muujiyaha Astaanta  sida calanka, Maaliyada iyo wixii lamida taasoo lagu bar garanayo kooxda ama xulka uu taageersan yahay waqtiga uu ku sugan yahay Garoonka sida ka jirta caalamka balse Dalkeena taasi kama...

AUN Ciyaaryahankii kooxda Elman Cumar Muumin oo geeriyooday

(Muqdisho) 05 Juunyo 2017. Allaha u naxariistee waxaa xalay  isbitaalka Madiino ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday xiddigii naadiga Elman ee Cumar Muumin kaasoo ka mid ahaa da’yar  xirfadooda aad loogu riyaaqay. Xiddigan ayaa u geeriyooday dhaawac 22-kii bishaan ay soo gaarsiiyeen...