Home Italy

Italy

RASMI: Francesco Totti oo ku biiraya maamulka AS Roma

(Roma) 17 Luulyo 2017 - Francesco Totti ayaa xaqiijiyay inuu noqon doono maareeye ka tirsan maamulka Roma - “qaybtaydii laacibnimo waa soo idlaatay” ayuu yiri. Halyeeyga Giallorossi ayaa kulankiisii ugu dambeeyay ciyaaray Maajo 28, isaguu ku fariistay kulankiisii 886-aad ee...

Milkiilaha AC Milan ee Li Yonghong oo suuqa kala iibsiga rikoodh ka dhigay...

(Milano) 17 Luulyo 2017 - Li Yonghong ayaa rikoodh cusub dhigay, waayo taariikhda kubadda cagta horay uma dhicin milkiile kharash gareeyay adduunka lacageed ee uu bixiyay sanadkii 1-aad. Kooxda Rossoneri horraanba soo iibsatey 10 laacib oo ay ku bixisay qiime...

Juventus oo la heshiisay Wojciech Szczesny, qarkana u saaran Mattia De Sciglio

(Torino) 17 Luulyo 2017 - Juventus ayaa sida lasoo sheegayo heshiis la gaartey Wojciech Szczesny isla markaana usii dhowaanaysa Mattia De Sciglio iyadoo ku helaysa lacag dhan €24m isu gayn ahaan. Sida uu dhigayo webka Gianluca Di Marzio, Szczesny ayaa...

Lucas Leiva oo tijaabada Caafimaad u maray Lazio….(10-sano kaddib laacibka oo ka tagaya Liverpool)+SAWIRRO

(Roma) 17 Luulyo 2017. Lucas Leiva ayaa qarka u saran inuu ku biiro Lazio kaddib markii ay kooxda reer Talyaani ay baraha bulshada soo dhigeen laacibka oo ka gudbaya tijaabada caafimaad. Liverpool ayaa aqbashay qiimo dhan 5 milyan oo bound...

GAZZETTA: ”Inter waxaa xannibaya FFP, Milan-se maya waqti xaadirkan” – Ogoow sababta

(Milano) 17 Luulyo 2017 - Warsidaha La Gazzetta dello Sport ayaa maanta qoray sheeko uu uga hadlayay suuq-xagaagan oo ay AC Milan dadkii kaga yaabinayso malaayiin ay farraqayso. Wuxuu si gaar ah u eegay labada kooxood ee Milanese-ka ah ee...

GAZZETTA: AC Milan oo qarka u saaran Alvaro Morata + Sawirro

(Milano) 17 Luulyo 2017 - Milan ayaan u muuqanin mid istaagaysa, iminkana  waa Alvaro Morata oo isna ku biiri kara AC Milan – oo kooxaha Yurub kaga yaabsatay inay ilaa haatan suuqa ku bixisay 211MILYAN oo euro xagaagan. Sida ku...

Inter Milan oo Lazio kula heshiisay €22m si ay u qaadato Keita

(Milano) 17 Luulyo 2017 - Wakiilka Keita Balde Diao ayaa ku adkaysanaya in macmiilkiisu uu maalin joog uun ku tegey magaalada Milano, balse warar baa waxay sheegayaan inay Inter ay €22m oo euro kula heshiisey Lazio. Laacibkan caalamiga ah ee...

“waan idinka ceshanaynaa kaddibna suuqa ayaan dhigaynaa” – Sampdoria oo Juve uga carootey iibka...

(Genoa) 17 Luulyo 2017 - Sampdoria ayaa furka ku xoortay arrin ay ku tilmaantay “wax lagu qoslo” oo ku hareereysan qorshaha Patrik Schick ugu wareegi lahaa Juventus iyagoo ka digey “waan idinka ceshanaynaa kaddibna suuqa ayaan dhigaynaa”. Schick ayaa caafimaadka...

RASMI: Lucas Biglia oo ku biiray kooxda AC Milan + Sawirro & Muuqaal

(Milano) 16 Luulyo 2017 - Lucas Biglia ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda AC Milan kaddib markii uu ku guulaystey tijaabadii caafimaad ee shalay laga qaaday. Laacibkan 31-jirka ah ee reer Argentina ayaa Lazio ugasoo wareegey guud ahaan 20...

Kooxda Inter Milan oo Juventus ku garbinaysa Toni Kroos

(Milano) 16 Luulyo 2017 - Inter ayaa Real Madrid waydiinaysa helitaanka Toni Kroos, kaasoo ay sidoo kale horay u xiisaynaysay kooxda Juventus, sida ay faafinayso warbaahinta Talyaanigu. Mediaset Premium iyo Corriere della Sera ayaa labaduba sida sheeko u dhigan in...