Home Italy

Italy

“Muddo konton sanadood ah kooxda nala xafiiltamaysay waxay ahayd Milan, ma ahayn Barcelona ama...

(Madrid) 20 Luulyo 2017 - Kooxda AC Milan oo sanadihii yaraa ee ugu dambeeyay aad hoos uga dhacday makaanaddii iyo maqaamkii ay ku lahaan jirtey qaaradda Yurub ayaa haatan u muuqata mid ugu dambayn hurdada kasoo toosaysa iyadoo ay...

RASMI: Juventus oo la saxiixatay Wojciech Szczesny + Sawirro

(Torino) 20 Luulyo 2017 - Juventus ayaa ku dhawaaqday saxiixa goolwalihii hore ee Roma ee Wojciech Szczesny kaasoo ay Arsenal kasoo siisteen ilaa iyo €15.3m. Saxiixan ayaa lagu xaqiijiyay webka rasmiga ah ee Juve, kaasoo sidoo kale lagu sheegay inuu...

Kooxda AC Milan oo soo noolaysay wada hadalkii Renato Sanches (Qaaciddada heshiiska oo lagu...

(Munich) 19 Luulyo 2017 - AC Milan oo ilaa haatan 10 laacib oo cusub soo iibsatey ayaa haatan raadinaysa ugu yaraan 2 laacib oo uu mid yahay weerar sanadkii dhalin kara 25-30 gool, balse waxay sidoo kale isha ku...

Juventus oo qarka u saaran inay lasoo wareegto Federico Bernardeschi

(Firenze) 19 Luulyo 2017 - Juventus ayaa sida lasoo werinayo waxay maantan oo Talaado ah rajaynaysaa inay soo afmeerto heshiis ay €40m iyo bareemiyo lagu daray kusoo qaadanayso garab-weerarka Fiorentina ee Federico Bernardeschi. Sida ku qoran webka Gianluca Di Marzio,...

RASMI: Patrik Schick KUMA BIIRAYO Juventus

(Genoa) 19 Luulyo 2018 - Sampdoria ayaa xaqiijisay in qannaaskeeda Patrik Schick oo xitaa caafimaadka u maray Juve aanu ku biiraynin kooxda Juventus sida “ay ku wada heshiiyeen”. Kooxda Juve ayaa gebi ahaanba ka laabatay go'aan ay ku iibsan lahayd...

Mattia De Sciglio oo haatan caafimaadka u maraya Juventus + Sawirro & Muuqaal

(Torino) 19 Luulyo 2017 - Juventus ayaa xaqiijisay in dadabkii midig iyo bidix ee AC Milan ee Mattia De Sciglio uu caafimaadka u maraya haatan. De Sciglio ayaa xalay fiidkii kasoo degey Talyaaniga isagoo shalay kasoo duulay magaalada Guangzhou oo...

XOG: Keita Baldé Diao oo Inter Milan ku biiraya saacadaha soo socda

(Roma) 18 Luulyo 2017 - Waxaa lasoo werinayaa in Keita Baldé Diao uu Lazio u waydaaran karo kooxda Inter weliba 48 saacadood gudohood. Weeraryahankan ayaa shalay ku sugnaa magaalada Milano, iyadoo sida la sheegayo uu halkaa kula kulmay wakiilkiisa oo...

Laacibiinta ay soo qaateen, kuwa ka tegey & kuwa ay doonayaan kooxaha waawayn ee...

(Roma) 18 Luulyo 2017 - Waxaa meel wanaagsan maraya suuq-xagaaga kala iibsiga ciyaartooyda kaasoo ay kooxo badani horraanba soo iibsadeen xiddigo ay doonayaan inay ku daariyaan meelaha ay ka debecsan yihiin kooxohoodu. Horyaallada Yurub waxaa sanadkan aad ugu firfircoon horyaalka...

FARRIIN MIDBA SI U FAHMEY: “Waa markii ugu horreeysey ee aan ka hor tegi...

(Guangzhou) 18 Luulyo 2017 - Kooxda AC Milan ayaa la sheegayaa inay ka faa'iidaysanayso ciyaarta ay maanta Guangzhou kula yeelanayso Borussia Dortmund oo ay kala hadli doonto qannaaska Pierre-Emerick Aubameyang oo ay doonayso kooxda Rossoneri. "Waa markii ugu horreeysey ee...

Kooxda Juventus oo saxaafadda usoo bandhigtay Douglas Costa + Sawirro xul ah

(Torino) 17 Luulyo 2017 - Kooxda Juventus ayaa saxaafadda usoo bandhigtay laacibka reer Brazil ee Douglas Costa oo ay kasoo qaateen kooxda Beyern Munchen. Laacibkan garab-weerarka ah ayaa booqday garoonka Juventus Allianz Stadium, isagoo sidoo kale booqday matxafka iyo maqsinka...