Home Italy

Italy

”Sideen caawa gabadheeyda ugu sheegaa inaan aabeheed iman doonin si uu…”

(Milano) 06 Abriil 2016 - Taageerayaasha AC Milan ayaa ka xumaaday war kasoo yeerey xaaska Diego Lopez, kadib markii ay ka cabatay xareeynta aan waqtiga cayiman lahayn ee lagu sameeyay laacibiinta Milan. Naadiga Milan ayaa lagu xareeyay kaamka Milanello ugu...

DAAWO: Min Carlitos, Kolarov ilaa Kariim Benzema & 10-kii gool ee todobaadan ugu fiicnaa...

(Gool FM) 06 Abriil 2016 - Waxaa todobaadkii tegey iyo midkii kasoo horreeyay kulamo ciyaareed oo kala duwan oo iskugu jirey kuwo maxalli ah iyo qaar caalami ahaa. Haddaba waxaannu idiin haynaa 10-kii gool ee ugu wanaagsanaa ee kulamadaa laga...

Conte ‘Waa in uu lix bilood oo xabsi ah liqaa’

(Turin) 05 Abriil 2016. Dacwad oogaha gacanta ku haya kiiska Antonio Conte   ee la xiriira in uu musuqay natiijooyin kulan ayaa ku baaqay in tababaraha magacaaban ee Chelsea la xabsiga la dhigo mudo lix bilood ah. Tababaraha Italy waxaa ku...

“Usbuuc ayaan ku qoslayay tuu Zlatan Ibrahimovic ku dhigay Gattuso,”. Thiago Silva oo daaha...

(Paris) 05 Abriil 2016. Daafaca reer Brazil ee mar u soo ciyaaray kooxda AC Milan ayaa daaha ka rogay sheeko qaraaxo badan taa oo dhex martay joog dheeraha reer Sweden Zlatan Ibrahimovic iyo ma gambadaha reer Talyaani ee Gennaro...

Mudada uu garoomada ka maqnaanayo daafaca kooxda Juventus ee Giorgio Chiellini oo la shaaciyey

(Turin) 05 Apriil 2016 – Kooxda kubadda cagta Juventus ee Waddanka Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in daafaceeda Giorgio Chiellini uu muddo saddex todobaad ah garoomada kaga maqnaan doono dhaawac bowdada ka soo gaaray kulankii ay Juventus 1-0 uga...

XOG: Higuain oo 4 kulan garoomada laga mamnuuci doono! + Sawirro (War nuxuusinaya niyadda...

(Roma) 04 Abriil 2016 - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qannaska SSC Napoli ee Gonzalo Higuain gorodda loo suri doono ganaax 4 kulan ah kaddib markii uu roose ka qaatay kulankii Udinese. Qannaaska reer Argentina ayaa roosaha la tusay...

JUVE VS NAPOLI: Ka bogo 7-da kulan ee u kala harsan labadan kooxood!

(Roma) 04 Abriil 2016 - Juve ayaa la joojin la'yahay, halka Napoli nabar lagu gaarsiiyey guriga Udine, waxaana haatan Bianconeri iyo Azzurri todobaadka 31-aad u dhexeeysa 6 dhibcood, horyaalkana waxaa ka harsan 7 kulan oo qura. Dadka yaqaanna kubadda Talyaaniga...

Milan oo ku muransan mashaqada ay muquuranayso! (Hal kulan ma badin bishii Maarso!)

(Milano) 04 Abriil 2016 - Waxaa lasoo werinayaa in ay dood kululi ay Milanello ku dhexmartay Adriano Galliani, Sinisa Mihajlovic iyo naadiga AC Milan. Milan ayaa waxaa Axaddii shalay ahayd 2-1 ku garaacday Atalanta, iyadoo aan 4 kulan mar qurana...

Kooxda Chelsea oo lagu wado inay maanta oo Isniin ah si rasmi ah ugu...

(London) 04 Abriil 2016 – Tababaraha xulka qaranka Talyaaniga ee Antonio Conte ayaa gaaray magaalada London, waxaana la sheegayaa in maanta oo Isniin ah uu saxiixi doono heshiiska uu shaqada tababarenimo ee kooxda Chelsea uu kula wareegi doono. Sida ay sheegayaan...

LA ISKUMA SALAAMIN: ”Maxi Lopez waa jaahil” – Icardi & Max oo aan mar...

(Milano) 04 Abriil 2016 - Mauro Icardi ayaa bansiin kusii shubay dabkii ka dhex shidnaa isaga iyo Maxi Lopez oo uu ku tilmaamay “jaahil” kaddib markii uu markale salaan ka diidey. Labada nin ayaa mar ahaan jirey saaxiibbo isku dhaarta...