Home Germany

Germany

Thiago Alcantara oo dhaawac uga baxay tababarka Bayern Munich

(Munich) 20 Luulyo 2017 Kooxda Bayern Munich ayaa helaysa war naxdin leh kadib markii uu tababarka ka baxay laacibkooda Thiago Alcantara. Laacib kaan ayaa isaga tagay tababarka Bayern Munich kadib markii uu soo gaaray dhaawac, waxaana la filayaa inuu dib ugu laabto...

Laacibka Juan Bernat oo ay isku haystaan Man City, Barca & Roma oo sheegay...

(Munich) 13 Luulyo 2017 - Daafaca kooxda Bayern Munich ee Juan Bernat ayaa qirtay inuu xagaagan diyaar u yahay inuu iskaga dhaqaajiyo kooxdiisa, jeer muluqan reer Spain lala xiriirinayo kooxaha Manchester City, oo ay wehliso Barcelona iyo AS Roma. "Daacaddii,...

Kooxda Bayern München oo soo bandhigtay funaanadda 2-aad ee ay ku ciyaarayso fasalka 2017-18...

(Munich) 30 Juunyo 2017 - Kooxda Bayern Munich ee ugu turuqa roon dalkaasi Jarmanka ayaa soo bandhigtay funaanadeedda 2-aad ee ay ku ciyaari doonto fasal-ciyaareedka bilaabmaya ee 2017-18. FC Hollywood oo ay agabka isboortiga ka taageerto sharikadda reer Jarman ee...

Manchester United oo dib ugu soo laabatay xiisaha Renato Sanches

(Manchester) 24 Juunyo 2017 Kooxda Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay doonista laacibka Bayern Munich ee Renato Sanches. Sida ay baahisay Mirror, tababare Jose Mourinho ayaa doonaya inuu kooxdiisa ku xoojiyo xaggaagan laacibka ay isku dalka yihiin ee Renato Sanches. 19 jirkaan ayaa...

Joachim Low oo rikoodh taariikhi ah indhaha ku haaya kulanka Chile

(Moscow) 21 Juunyo 2017 Tababaraha xulka qaranka Germany ee Joachim Low ayaa indhaha ku haaya rikoodh taariikhi ah kulanka habeen dambe ee Chile. 57 jirkaan ayaa doonaya inuu guushii 100-aad ku hogaamiyo xulka qaranka Germany, wuxuuna noqonayaa tababarihii ugu horeeyay ee 100-guul...

Douglas Costa oo ku dhaw ku biirida Juventus

(Torino) 20 Juunyo 2017 Laacibka reer Brazil ee Douglas Costa ayaa ku sii dhawaanaya inuu ku biiro kooxda Juventus ee dalka talyaaniga. Xiddigaan ayaa go'aansaday inuu isaga tago kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich kadib markii uu ka waayay boos joogto ah,...

Bayern Munich oo qayb ka ah kooxaha doonaya saxiixa Ronaldo

(Munich) 18 Juunyo 2017 Kooxda Bayern Munich ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa laacibka ka tagaya Real Madrid ee Ronaldo. La Gazzetta dello Sport ayaa ogaatay in kooxda Bayern Munich ay qayb ka noqotay kooxaha xiisaynaya saxiixa Cristiano Ronaldo. Tababare...

Bayern Munich oo dib ugu soo laabatay xiisaha Marco Verratti

(Munich) 16 Juunyo 2017 Kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich ayaa dib ugu soo laabatay xiisaha laacibka PSG ee Marco Verratti. Xiddiga reer talyaani ayaa lala xiriiriyay inuu isaga tagi doono suuqa xaggaagan kooxda PSG, wuxuuna aad u doonayaa ku biirida...

PSG oo isaga hartay doonistii saxiixa Aubameyang

(Paris) 15 Juunyo 2017 Kooxda reer France ee PSG ayaa isaga hartay doonistii saxiixa weerar yahanka Borussia Dortmund ee Pierre-Emerick Aubameyang. Laacib kaan ayaa la baahiyay inuu aad ugu dhawyahay kooxda reer France, balse kooxda macalin Emery ayaa isaga hartay doonistiisa. Wargayska Bild...

Juventus oo qarka u saaran dhamaystirka saxiixa Douglas Costa

(Torino) 14 Juunyo 2017 Kooxda Juventus ee dalka talyaaniga ayaa qarka u saaran dhamaystirka saxiixa laacibka reer Brazil ee Douglas Costa. Di Marzio ayaa baahiyay in gudoomiyaha kooxda Juventus ee Giuseppe Marotta uu kulan la qaatay wakiilka Douglas Costa, kulanka ayaana ka dhacay...