Home France

France

Real Madrid oo ku dhaw in lacag rikoor ah ay ku soo qaadato Kylian...

(Madrid) 22 Luulyo 2017 Kooxda Real Madrid ayaa aad ugu sii dhawaanaysa inay qiimo qaali ah ku soo qaadato weerar yahanka reer France. The Sun ayaa baahisay in kooxda Real Madrid ay kula heshiisay Monaco in Kylian Mbappe ay kula wareegto lacag...

Man City oo qarka u saaran dhamaystirka saxiixa Benjamin Mendy

(Manchester) 21 Luulyo 2017 Kooxda Man City ayaa gabo gabo marsiinaysa dhamaystirka saxiixa daafaca kooxda Monaco ee Benjamin Mendy. City ayaa lala xiriirinayay 23 jirkaan tan iyo markii uu furmay suuqa kala iibsiga ee xaggaagan, waxayna haatan tilaabo u jiraan inay heshiis...

Unai Emery oo ka hadlay wararka Neymar la xiriirinaya PSG

(Paris) 20 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa ka hadlay wararka kooxdiisa la xiriirinaya laacibka Barcelona ee Neymar. Unai Emery ayaa sii shiday wararka Neymar la xiriirinaya kooxdiisa kadib markii uu sheegay in kooxdiisu ay doonayso ciyaartoyda ugu fiican...

Waa imisa lacagta waalida ah ee ay Monoco ka soo diiday Klopp si uu...

(Liverpool) 23 Juunyo 2017. Jurgen Klopp waxa uu Anfield ka doonayaa Kylian Mbappe wax walba oo ay ku qaadato, laakiin waxaa laga soo diiday iib noqon lahaa kii ‘XAGAAGA” oo ay ku bandhigeen aduun dhan 100m euros. Dmitri Rybolovlev, oo ah...

Marco Verratti oo shuruuda gaarka ah kala heshiiyay Barcelona

(Barcelona) 21 Juunyo 2017 24 jirka reer talyaani ayaa lagu soo waramayaa inuu shuruuda gaarka ah kala heshiiyay kooxda Barcelona. Marco Verratti ayaana ku qasban haatan inuu ku qanciyo maamulka kooxdiisa PSG inay ka iibiyaan Barcelona suuqa xaggaagan sida ay baahisay...

Pepe oo ku qancinaya Ronaldo inuu kula biiro PSG

(Madrid) 19 Juunyo 2017 Daafaca reer Portugal ee Pepe ayaa ku qancinaya saaxiibkiis Cristiano Ronaldo inuu kula biiro kooxda PSG. Ronaldo ayaa lala xiriiriyay inuu dib ugu laabanayo kooxdiisii hore ee Manchester United, sidoo kale Real ayaa isku dayeeysa inay sii...

Kylian Mbappe oo niyad jabiyay Arsenal (Kooxdee ayuu doortay?)

(Monaco) 19 Juunyo 2017 Weerar yahanka kooxda Monaco ee Kylian Mbappe ayaa niyad jabiyay kooxda Arsenal oo si wayn u doonaysay. Da'yarkaan oo wacdaro ka dhigay yurub xiliciyaareedkii dhamaaday ayaa noqday laacibka loogu doonista badan yahay suuqa xaggaagan. Tababare Arsene Wenger ayaa ku...

Nasser Al-Khelaifi oo si shaqsi ah ula xiriiray James Rodriguez

(Paris) 18 Juunyo 2017 Milkiilaha kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi ayaa si shaqsi ah ula xiriiray kabtanka xulka Colombia ee James Rodriguez. Mundo Deportivo ayaa baahisay in milkiilaka kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi uu si maalin le ah ula xiriiro James isaga oo...

Marco Verratti oo fariin culus u diray kooxdiisa PSG

(Paris) 18 Juunyo 2017 Laacibka qadka dhexe ee Marco Verratti ayaa fariin culus u diray kooxdiisa kadib markii lala xiriiriyay Barcelona. Wakiilka Marco Verratti oo kulan magaalada Milan kula qaatay agaasimaha ciyaaraha ee PSG ayaa ku wargaliyay in laacibku uu doonayo ku biirida...

PSG oo soo diiday dalabkii ugu horeeyay ee Barcelona ay ka gudbisay Marco Verratti

(Paris) 17 Juunyo 2017 Kooxda PSG ayaa soo diiday dalabkii ugu horeeyay ee Barcelona ay ka gudbisay Marco Verratti. La Gazzetta dello Sport ayaa daaha ka qaaday in milkiilaha kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi uu ugu jawaab celiyay Barcelona in Marco Verratti uusan iib ahayn. Ilawareedyo...