Home England

England

Jose Mourinho oo daaha laga rogay sababta ay Man United weli u shaacin la’dahay...

(Manchester) 03 Abriil 2016. Jose Mourinho ayaa shaqo la’aan ah tan iyo sidii looga soo ceyriyay kooxda Chelsea bishii December. Macallinka reer Portugal ayaa aad u doonaya inuu dib ugu soo laabto shaqada tababaranimo iyadoo uuna doorbidayo howsha Old Trafford. Waxaa...

Ander Herrera iyo Ashley Young oo dib ugu soo laabtay shaxda Manchester United

(Manchester) 03 Apriil 2016 – Ander Herrera iyo Ashley Young ayaa labaduba ku jira shaxda kooxda Manchester United ee galabta la ciyaaraya Everton, ciyaar ka tirsan horyaalka Premier League. Kubbad sameeyaha Spain ee Herrera ayaa dhaawac muruqa ah ku seegay labadii...

Maxaa laga bartay barbarihii kooxaha Liverpool iyo Tottenham… (Kane iyo Coutinho oo isku jawaabay)

(Liverpool) 03 Abriil 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa kulan ka tirsan horyaalka Premier League waxa ay barbaro 1-1 kala kulantay Tottenham Hotspur oo ay ku soo dhaweysay garoonkeeda. Kulankii ka dhacay Anfield ayaa waxaa goolka la horreeyey wiilasha...

Xaqiiqooyinkii laga diiwaan geliyey kulankii Arsenal iyo Watford… (Maxaa laga bartay goolashii Sanchez, Iwobi...

(London) 03 Abriil 2016 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa afar gool kaga adkaatay Watford oo ay ku soo dhaweeyeen magaalada London kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Ciyaartii ka dhacday garoonka Emirates ayaa ku soo dhammaatay 4-0 oo ay...

Siddeed waxyaabood oo laga bartay kulankii Bournemouth iyo Man City… (Muxuu ka dhignaa goolkii...

(Bournemouth) 03 Abriil 2016 – Kooxda Manchester City oo wali hami kaga jiro ku guuleysiga Premier League ayaa 4-0 kaga adkaaday Bournemouth oo ay mari u ahaayeen. Ciyaartii ka dhacday Vitality Stadium ayaa ku soo idlaatay 4-0 lagu xaaqay Bournemouth,...

Waxyaabihii laga bartay kulankii EPL ee kooxaha Aston Villa iyo Chelsea… (Pato iyo Pedro...

(Witton) 03 Abriil 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa afar gool hoosta u galisay kulan ka tirsan Premier League naadiga Aston Villa oo ay marti u ahaayeen. Ciyaartii ka dhacday garoonka Villa Park ayaa ku soo dhammaatay 4-0, waxaana...

Tababare Guus Hiddink oo daaha ka rogay sababta uu ilaa waqtigan u safi waayay...

(London) 02 Maarso 2016. Alexandre Pato ayaa labo bilood kaddib markii ugu horreysay fursasd u helay inuu kulankiisii ugu horreeyay u safto Chelsea isagoona gool ku daah furtay ciyaar ay dhawaan Blues 4-0 ugu adkaatay Aston Villa. Macallin Guus Hiddink...

EPL:Arsenal oo ku barbaratay kooxda Watford kadib markii ay uga adkaadeen 4-gool +Sawirro

(London) 02 Abriil 2016 Kooxda Arsenal ayaa ku barbaratay dhigeeda Watford oo marti ugu ahayd garoonka Emirates xili uu cadaadis xoogan saarnaa kooxda macalin Arsene Wenger. 5-daqiiqo markii ay maraysay qaybtii hore Alex Iwobi ayaa si xirfadaysan kubadd ugu soo qaaday...

EPL: Man City oo maraqa ka cabtay AFC Bournemouth….(Kevin De Bruyne oo sameeyay soo...

(England) 02 Abriil 2016.  Man City oo marti ahayd ayaa miirka ka ceshatay Bournemouth oo ay kaga adkaatay 4-0. qeybtii hore ayaa lagu kala nastay 3-0 oo waxaa daqiiqadii 7-aad goolka ugu daah furay nin aan goolal badan looga baran...

HALA YAABIN PATO! Bal aqri xogtan iyo waxa uu ka dhignaa goolkii uu...

(London) 02 Abriil 2016. Alexandre Pato waxa uu Chelsea u dhaliyey gool kulankiisii ugu horeeyey ee ay Premier League ka hor yimaadeen Aston Villa, laakiin marka loo eego sooyaalkiisa ma ahayn wax lala yaabo! Laacibka reer Brazil waxa uu muujiyey...