Home England

England

HESHIIS DHACAY: Arsenal oo heshiis la gaartey Thomas Lemar (Goorma ayuu imanayaa?)

(Monte Carlo) 16 Luulyo 2017 - Kooxda Arsenal ayaa la sheegayaa inay la heshiisey laacibka AS Monaco iyo France ee Thomas Lemar. Lemar wuxuu ku biirayaa kooxda Arsenal oo mudaba daba socotey, iyadoo uu Lemar si gaar ah u raadinayay...

XOG: Kooxda Liverpool oo qarka u saaran dadabka Andy Robertson

(Hull City) 15 Luulyo 2017 - Kooxda kubada cagta ee Liverpool ayaa aad ugu dhaw inay kula soo wareegtaa £8 milyan oo gini daafaca bidix ee Kooxda Hull City ee Andy Robertson. Kooxda Jurgen Klopp ayaa aad ugu baahi...

WAR CUSUB: Chelsea oo €100m u gaartey Gonzalo Higuain!!

(London) 15 Luulyo 2017 - Kooxda Chelsea ayaa la sheegayaa in ay €100 MILYAN oo euro u gaartey hujuumka Juventus ee Gonzalo Higuain. Tuttosport ayaa qoraya in Juve ay €100m ku diiddey Higuain oo uu soo dalbaday macallinkoodii hore ee...

Marcel Desailly oo kaddib guuldarradii Lukaku chelsea u ishaaray Aubameyang

(London) 15 Luulyo 2017 - Halyeeygii kooxda Chelsea ee Marcel Desailly ayaa sheegay inuu ka xun yahay in Romelu Lukaku lagu hor qaatay kooxdiisii hore kaddib markii uu laacibkii hore ee Everton uu ku biiray Manchester United waloow ay...

Jose Mourinho oo ka hadlay arrinta Alvaro Morata

(Madrid) 15 Luulyo 2017 - Alvaro Morata ayaa aad ugu dhawaaday inuu noqdo laacib Manchester United ka tirsan, balse waxaa jirtay in labada Kooxood ee Real Madrid iyo Manchester United ay isla meel dhigi waayeen heshiish iskuna afgaran waayeen...

RASMI: Dadabka Kyle Walker oo ku biiray kooxda Manchester City + Sawirro

(Manchester) 14 Luulyo 2017 - Kooxda Manchester City ayaa dhamaystirtay saxiixa dadabka midig ee Tottenham iyo England ee Kyle Walker oo ay la gashay qandaraas 5 sano ah oo ay ku khasirtay £45m. "Waan ku faraxsan ahay inaan la saxiixdo...

Kooxaha Real Madrid & Man City oo kala shukaansanaya Kylian Mbappe

(Manchester) 14 Luulyo 2017 - Kooxda Manchester City ayaa riixaysa qorshe ay ku raadinayso qannaaska Monaco ee Kylian Mbappe isla xagaagan, iyagoo ku cariirinaya kooxda Real Madrid. Khabiirka kubadda Spanish-ka ee Graham Hunter ayaa rumaysan in City ay tahay kooxd...

Manchester United & Chelsea oo markale ku dagaallami kara Radja Nainggolan (Man U oo...

(London) 13 Luulyo 2017 - Manchester United ayaa doonaysa inay dareenkeeda mar kale u weeciso laacibka khadka dhexe ee Roma ee Radja Nainggolan oo ay doonayso £40m oo gini maaddaama ay Tottenham iska caabisay doonistoodii Eric Dier. Nainggolan, 29 jir,...

Olivier Giroud oo muujiyay inuu ka tegayo Arsenal

(Sydney) 12 Luulyo 2017 - Qannaaska Olivier Giroud ayaa qortay in ka tegista Arsenal ee xagaagan ay tahay wax ka mid waxyaabaha uu ka fikirayo. Laacibka oo ka hadlayay xarunta uu naadigu isku diyaarinayo ee Sydney, wuxuu Giroud oo ay...

Man Utd oo u deg degeysa soo afjaridda heshiiska Ivan Perišić (Dalabka oo ay...

(Manchester) 12 Luulyo 2017 - Kooxda Manchester United ayaa sare u dhigtay dalabka ay ku doonayso garabka kooxda Inter Milan ee Ivan Perisic, iyadoo uu Daily Mail qirayo in United ay markan ku kalsoon tahay inay soo qaadan karto...