Home England

England

Muxuu Alvara Morata ka yiri ku biiristiisa Chelsea????

(Los Angeles) 20 Luulyo 2017. Chelsea iyo Real Madrid ayaa ka heshiiyay qiimaha Alvara Morata iyadoo saakay lagu wado inuu laacibka soo gaaro London si uu u dhammeystiro inta ka harsan heshiiska isla markaana u maro tijaabada caafimaad. Dhaliyaha reer...

Chelsea oo ku guuleysatay tartanka Alvaro Morata…(Goorma ayuu imaanayaa London isla markaana marayaa tijaabada...

(Europe) 19 Luulyo 2017. Naadiga Chelsea ayaa xaqiijisay inay adduun dhan 70 milyan kala heshiisay Real Madrid si ay uga soo qaadato dhaliyaha xariifka ah ee Alvaro Morata. Morata ayaa weli heshiis shaqsi ahaaneed la gaarin Blues isla markaana u...

Xiddigaha Arsenal oo ku sumoobay cunno ay cuneen ka hor kulanka Bayern Munich…(Yaa weli...

(China) 19 Luulyo 2017. Xiddigaha kooxda Arsenal ayaa ku sumoobay cunno ay cuneen ka hor kulankii ay dhawaan rigoorooyinka uga adkaadeen Bayern Munich kaddib markii ay ku kala bexeen bar baro 1-1 International Champions Cup. Per Mertesacker iyo Olivier Giroud...

Chelsea oo ku sii dhawaaneysa soo xero galinta Alvaro Morata

(Europe) 19 Luulyo 2017. Warar ka imaanaya dalka Talyaaniga ayaa tibaaxaya in kooxda xafidaneysa Premier League ee Chelsea ay aad ugu dhow dahay soo xero galinta dhaliyaha Real Madrid ee Alvaro Morata. Wariyaha u howl gala hilinka Sky Sport ee...

Kooxda Liverpool oo £66 milyan oo gini RB Leipzig uga doonaysa Naby Kaita

(Liverpool) 19 Luulyo 2017 - Liverpool ayaa mar kale laga soo diiday dalab £66 milyan oo gini ah ay ka gudbisay xiddiga Kooxda RB Leipzig ee dalka Jarmalka Naby Kaita. Xiddigaan ayaa aad loola xiriirinaayaa Kooxda Liverpool waxaana maanta...

Chelsea oo bilowday safarkeeda kulamada la isugu diyaarinayo xilli ciyaareedka cusub

(London) 19 Luulyo 2017. Antonio Conte ayaa afar dhalin yaro ah ku soo daray shaxdiisa kulamada la isugu diyaarinayo xilli ciyaareedka cusub oo ay ku soo ciyaarayaan China iyo Singapore. Waxaa fursad helay 30-jirkii horey booska uga waayay Blues ee...

Lukaku oo ku farxay dhalinta goolkiisii kowaad ee United

(Manchester) 18 Juunyo 2017. Romelu Lukaku waxa uu muujiyey sida uu ugu faraxsanyahay goolkiisa ugu horreeya ee uu Manchester United u dhaliyey tan iyo markii uu xagaagan uga soo biiray Everton. Habeen la xusuusto ayey u ahayd laacibka ku fadhiya £75million...

Bakayoko oo soo gaaray xerada tababarka Chelsea iyadoona la baray xiddigaha Kooxda….+SAWIRRO

(London) 17 Luulyo 2017. Tiemoue Bakayoko ayaa markii ugu horreysay soo gaaray xerada tababarka Chelsea tan iyo sidii uu ugu soo biiray iyadoona la baray ciyaartoyda kooxda. Kooxda xafidaneysa Premier League ayaa 40milyan kula soo wareegtay xiddiga qadka dhexe daba...

Gunners oo £45m oo gini ku bartilmaameedsanaysa daafaca Virgil van Dijk

(London) 17 Luulyo 2017 - ARSENE WENGER ayaa sida lasoo werinayo wuxuu hollinayaa inuu waaxdiisa gaashaandhigga kusoo biiriyo daafaca Southampton ee Virgil van Dijk si uu u dhiso waaxdaasi. Macallinka Gunners ayaa xagaagan malaayiin ku seeyraya suuqa kala iibsiga, si...

Man United oo gacanta midig ku dhigtay Ivan Perisic, Inter oo bedelkiisa heshay (Imisa...

(Milano) 17 Luuluo 2017 - Manchester United ayaa la sheegayaa inay qarka u saaran tahay qorshe ku kacaya €45.7m oo ay Inter Milan kasoo siisanayso Ivan Perisic. Sida ku dhigan warsidaha The Sun, Perisic ayaa lagu wadaa haatan inuu u...