Home England

England

RASMI: Chelsea oo dhamaystirtay saxiixa Alvaro Morata +SAWIRRO

(London) 21 Luulyo 2017 Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah u xaqiijisay dhamaystirka saxiixa weerar yahankii Real Madrid ee Alvaro Morata. Laacibka reer Spain ayaa qalinka ugu duugay Blues heshiis 5-sano ah kadib markii uu saaka ka gudbay tijaabada caafimaadka. Chelsea ayaa...

Man City oo qarka u saaran dhamaystirka saxiixa Benjamin Mendy

(Manchester) 21 Luulyo 2017 Kooxda Man City ayaa gabo gabo marsiinaysa dhamaystirka saxiixa daafaca kooxda Monaco ee Benjamin Mendy. City ayaa lala xiriirinayay 23 jirkaan tan iyo markii uu furmay suuqa kala iibsiga ee xaggaagan, waxayna haatan tilaabo u jiraan inay heshiis...

Alvaro Morata oo ka gudbay tijaabada caafimaadka ee Chelsea

(London) 21 Luulyo 2017 Weerar yahanka reer Spain ee Alvaro Morata ayaa la xaqiijiyay inuu ka gudbay tijaabada caafimaadka ee kooxda Chelsea. Morata ayaa soo gaaray caasimada ingiriiska ee London shalay oo khamiis ahayd, saaka ayuuna maray tijaabada caafimaadka isaga oo si...

“Waxaan sugayaa saxiixyo kale oo cusub.”. Jose Mourinho

(Houston) 21 Luulyo 2017. Jose Mourinho ayaa dhararaya saxiixyo cusub oo kooxda lagu soo kordhiyo inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Dhammaadka kal ciyaareedkii hore macallinka reer Portugal ayaa ka dhawaajiyay inuu doonayo ugu yaraan afar laacib oo cusub...

“Ma Jecli inaan la shaqeeyo ciyaartoyda aanan dooneyn inay joogaan.”. Guardiola oo fasaxay Kolarov

(Houston) 21 Luulyo 2017. Pep Guardiola ayaa ka dhawaajiyay inuu u ogolaanayo Aleksandar Kolarov inuu ku biiro kooxda AS Roma isagoona sheegay inuusan marna jeclayn inuu la shaqeeyo ciyaartoyda aanan dooneyn inay la joogaan. Tababaraha reer Spain ayaa ciyaartii dhaweyd...

DAAWO: 2-da gool ay Man United uga adkaatay dariskooda Man City…..(Lukaku oo goolashiisa sii...

(Houston) 21 Luulyo 2017. Manchester United ayaa guul raaxo leh ka gaartay dhigeeda Man City kulan saaxiibtinimo oo ka tirsan koobka ICC oo ka dhacay magaalada Houston ee cariga Mareykanka kaa oo ku idlaaday 2-0. Dhaliyaha cusub ee qiimaha sare...

Alvaro Morata oo soo gaaray London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro Chelsea

(London) 20 Luulyo 2017 Weerar yahankii kooxda Real Madrid ee Alvaro Morata ayaa ka soo dagay caasimada ingiriiska si uu ugu biiro kooxda Chelsea. Chelsea iyo Real Madrid ayaa xalay ku dhawaaqay inay kawada heshiiyeen qiimaha laacibka, waxayna isku afgarteen lacag dhan...

SAWIRRO: Morata oo soo macsalaameeyay xiddigaha Real Madrid ka hor inta uusan u soo...

(Los Angeles) 20 Luulyo 2017. Alvaro Morata ayaa lagu wadaa inuu saacdaha soo socdo ka soo dago magaalada London ee dalka Ingiriiska si uu tijaabada caafimaad ugu maro kooxda Chelsea oo iyadu xalay 70 milyan kula heshiisay kooxda Real...

Guardiola oo ku qanciyay Danilo inuu ku soo biiro Man City

(Manchester) 20 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa soo fara galiyay arinka daafaca Real Madrid ee Danilo. Laacibkaan ayaa doonaya inuu katago kooxdiisa Real Madrid maadama uusan ka haysan boos joogto ah, waxaana isku haysta saxiixiisa kooxaha Chelsea...

N’Golo Kante oo ammaan ugu qubeeyay dhaliyaha cusub ee Arsenal Alexandre Lacazette

(China) 20 Luulyo 2017. Kubbad bur buriyaha Chelsea N’Golo Kante ayaa si aad ah u ammaanay saxiixa cusub ee Arsenal Alexandre Lacazette oo ku sheegay inuu yahay laacib fiican oo ku soo kordhay shaxda Gunners. Arsenal ayaa lacago rikoodh ka...