Home Champ' League

Champ' League

HOR DHAC: Barcelona V Atletico Madrid (Yaa caawa kawaanka la saari doona?)

  (Catalonia) 05 Abriil 2016. Barcelona oo difaacaneysa Champions League ayaa dadaal u gali doonta sidii ay ku noqon lahayd dhincii ugu horeeyey ee tartanka laba olole oo taxane ah qaada kolka ay caawa ku qaabisho Camp Nou Atletico Madrid. Labada...

Waa kee goolkii ugu qurxoonaa todobaadka ee tartanka Champions League?

(Catalonia) 04 Abriil 2016. Goolkii quraxda badanaa ee uu Luis Suarez sida dhul ma dhacdada ah uga dhaliyey Arsenal wareegii 16-ka Champions League lugtii labaad ee ka dhacday Camp Nou ayaa loo aqoon saday goolkii toddobaadka, waxaana bixisa Nissan. Laacibka...

“Wuxuu doonayaa inuu nagula guulaysto Champions League ka hor inta uusan aadin Man City”...

(Munich) 03 Abriil 2016 Laacibka kooxda Bayern Munich Franck Ribery ayaa daaha ka qaaday in tababare Pep Guardiola uu doonayo inuu ku guulaysto xiliciyaareed kan Champions League si uu ugu macsalaameeyo ciyaartoyda kooxdiisa. Guardiola ayaa heshiis lagaaray Man city kaas oo bilaaban...