Home Champ' League

Champ' League

“Ronaldo ayaa u qalma ku guulaysiga Ballon d’Or” – Florentino Perez

(Madrid) 04 Juunyo 2017 Madaxwaynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez ayaa durbadiiba bilaabay cadaadiska uu FIFA ku saarayo in Ballon d'Or loo gacangaliyo Ronaldo. Laacibka reer Portugal oo 4-jeer ku guulaystay abaal marintaas, ayaa markaan qarka u saaran inuu soo barbareeyo...

Massimiliano Allegri oo go’aamiyay mustaqbalkiisa Juventus kadib guul daradii Champions League

(Cardiff) 04 Juunyo 2017 Tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa go'aamiyay mustaqbalkiisa kooxda reer talyaani kadib guul daradii Champions League. Massimiliano Allegri ayaa sheegay inuu sii joogi doono Juventus xiliciyaareedka dambe isla markaana uu isku dayi doono inuu markale Final-ka keeno...

“Real Madrid waxay nagu ciqaabtay difaaceena liitay” – Dani Alves

(Cardiff) 04 Juunyo 2017 Daafaca reer Brazil ee kooxda Juventus Dani Alves ayaa ka hadlay sababtii keentay in goolal lagu xaaqo kooxdiisa. Juventus ayaa 4-1 looga adkaaday xalay, Dani Alves ayaana aaminsan in difaaca kooxdiisu uu ahaa mid liitay kulankii xalay. Dani Alves ayaa...

Muxuu ka yiri Zidane ku guulaysigii Champions League ee xalay?

(Cardiff) 04 Juunyo 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay ku guulaysigii kooxdiisa ee koobka horyaalada yurub. Real Madrid ayaa 4-1 uga adkaatay kooxda Juventus, waxayna noqotay kooxdii ugu horaysay ee difaacatay koobkaan tan iyo markii loo...

Real Madrid oo hanatay Champions League markii labaad oo xiriir ah kadib guul ay...

(Cardiff) 03 Juunyo 2017 Kooxda Real Madrid ayaa samaysay taariikh aan horay uga dhicin koobka Champions League tan iyo markii loo bixiyay magacaas xiliciyaareedkii 1992-1993. Real Madrid ayaa difaacatay koobka horyaalada yurub oo ay horay ugu guulaysatay sanadkii hore, waxayna caawa...

Ronaldo oo Rikoor ka dhigay Champions League

(Cardiff) 03 Juunyo 2017 Laacibka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa Rikoor cusub ka sameeyay koobka horyaalada yurub. Ronaldo ayaa gool u dhaliyay kooxdiisa ka hor intii uusan Mandzukic u soo barbareyn dhanka kooxda Juventus. Xiddiga reer Portugal ayaa noqday laacibkii...

Kooxaha Juventus & Real Madrid oo jebiyay rikoodh horay ugu yaalley AC Milan

(Cardiff) 03 Juunyo 2017 - Fiidkan waxaa final-ka Champions League ku ballansan kooxaha Juventus iyo Real Madrid oo ku ciyaaraya magaalada Cardiff. Haddaba, final-kan ayaa labada kooxba u noqonaya midkoodii 6-aad ee koobkan tan iyo markii loo bixiyay "Champions League" waxayna...

Ramos iyo Ronaldo oo caawa samayn kara Rikoor haddii ay gool ka dhaliyaan Juventus

(Cardiff) 03 Juunyo 2017 Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos ayaa caawa qarka u saaran inay gaaraan rikoor aan wali horay uga dhicin koobka horyaalada yurub. Haddii labadaan laacib ay gool ka dhaliyaan kulanka caawa, waxay noqon doonaan ciyaaryahankii ugu horeeyay ee...

Ma ogtahay in Buffon uu doonayay inuu waayihiisa ciyaareed ka dheelo weerarka….(Yaa ku dhaliyay...

(Cardiff) 03 Juunyo 2017. Juventus ayaa caawa qasadkeedu yahay inay taariikh sameyso marka ay final ka Champions League ku wajaheyso Real Madrid, laakiin waxaa oo dhan uma suuro galin lahayn haddii aysan caawimaad yar ka heli lahayn goolhaye Gianluigi...

Imise ayay ku kacayaan safafka Juventus iyo Real Madrid ka hor kulankooda caawa

(Cardiff) 03 Juunyo 2017. Haddii aad ogeyd in Real Madrid ay dhanka taageerayaasha baraha bulshada ay ku garaacday Juventus ka hor kulankooda caawa ee Final ka Champions League ku darso iminkana waxay ku garaacday qiimaha ay ku fadhiyaan safafkooda. Kooxda...