Home Champ' League

Champ' League

OGOW: Yaa koobka kooxaha aduunka kala qeybgalaya Real Madrid?

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Kaliya La Liga, Champions League iyo UEFA Super-ka ma difaacan doonto Real Madrid ee waxaa intaas u dheer koobka kooxaha aduunka. Los Blancos waxa ay uga qeybgali doontaa tartanka United Arab Emirates kaas oo socon doona inta...

Laacib hore oo is barbardhig ku sameeyay sababta Juve 7 jeer looga qaaday Milan-na...

(Brescia) 04 Juunyo 2017 - Laacibkii hore ee reer Talyaani iyo kooxo fara badan ee Paolo Ziliani, oo haatan ciyaaraha falanqeeya ayaa fikirkiisa ka dhiibtey dhibka Juventus ka haysta KHY. Kooxda Juventus ayaa waxaa xalay ku durdurisay kooxda Real Madrid...

Kooxda Juventus oo sanadkan noqotay kooxda ugu dakhli badan Champions League

(Zurich) 04 Juunyo 2017 - Juventus ayaa looga adkaaday dhamaadka Champions League oo ay 4-1 ku garaacday kooxda Real Madrid, balse waxay kasbadeen lacag ka badan koox kastoo kale oo sanadkan ka qayb qaadatay CL taasoo xitaa ka badan...

Magaalada Napoli oo xalay Madriidaysnayd (Nacaylka Juve oo ay bannaanka soo dhigteen)

(Napoli) 04 Juunyo 2017 - Waxaad ogayd sida ay reer Catalonia u taageerayeen Juventus iyagoo ka horjeeda Real Madrid, xalay waxaa midda kaba darrayd wixii ka dhacay magaalada Napoli ee koonfurta Talyaaniga. Waxaa balkoonayaasha guryaha lagasoo tuurayay bulalayrro iyadoo ay...

“Weli waxaa ii harsan hal fursad oon ku qaadi karo Champions League.”. Buffon

(Cardiff) 04 Juunyo 2017.  Gianluigi Buffon ayaa ka dhawaajiyay inuu weli heysto fursad uu ugu guuleysan karo koobka Champions Leaugue. Buffon ayaa ka mid ah xiddigo waa wayn oo soo maray kubbada cagta oo aan marna ku guuleysan koobka dhaga...

MUUQAAL: James Rodriguez miyuu xalay inkiray Zidane kaddib markii uu safi waayay final ka...

(Cardiff) 04 Juunyo 2017. Zidane ayaa inuu safo iska dhaafee xitaa ku soo darin liiska uu keydka u magacaabay xiddiga reer Colombia ee James Rodriguez ciyaartii xalay ay koobka dhaga waynaha ka qaadeen Juventus. Waxaa jiray qiyaas fikradeed laga qabo...

Waa kee laacibka Real Madrid ee xalay calaamada Badelka u isticmaalay dabaal degga koobkoodii...

(Cardiff) 04 Juunyo 2017. Real Madrid ayaa si dhib yari leh xalay ugu guuleysatay koobkeedii 12 ee Champions League kaddib markii ay cagta marisay maqaawiirta Serie A ee Juventus oo ay ku legday 4-1. Goolhayaha labaad ee Los Blancos Kiko...

Cristiano Ronaldo oo la ogaaday wixii uu ku qeyliyay markii uu goolka koowaad ka...

(Cardiff) 04 Juunyo 2017. Waxaa daaha laga rogay erayadii uu Cristiano Ronaldo ku qeylinayay markii uu goolka koowaad ka dhaliyay Juventus kulankii xalay ay Real Madrid  4-1 koobka uga qaaday kooxda reer Talyaani. Ronaldo ayaa labo gool xalay dhaliyay iyadoo...

MUUQAAL: Ma aragtay sida uu iska dhigay Casemiro markii ay xalay ku guuleysteen Champions...

(Cardiff) 04 Juunyo 2017. Casemiro oo dowr aad u muhiim ah ugu ciyaarayay Real Madrid ayaa xalay koobka dhaga waynaha si fudud uga qaadeen Juventus oo ay ku xaaqeen 4-1. Kubbad bur buriyaha reer Brazil ayaa xalay markii ay kooxdiisu...

Ferguson oo laacibkii ugu fiicnaa Final-ka gudoonsiiyay Ronaldo iyo laacibka oo kadib la hadlay...

(Cardiff) 04 Juunyo 2017 Tababarihii hore ee kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa gudoonsiiyay Ronaldo abaal marinta laacibkii ugu fiicnaa kulankii Final-ka. Ronaldo ayaa lugtiisa ku keenay labo kamid ah afartii gool ee xalay Real Madrid ay uga adkaatay kooxda Juventus. Wuxuuna...