Home Champ' League

Champ' League

“Waa nala dulmiyay kulankii Barcelona” – Cavani oo ilaa haatan aan ka sabrin guul...

(Paris) 07 Juunyo 2017 Weerar yahanka kooxda PSG ee Edinson Cavani ayaa dib u xusuustay kulankii layaabka lahaa ee kooxdiisa looga soo reebay koobka horyaalada yurub xiliciyaareedkii dhamaaday. PSG ayaa 4-0 ku soo adkaatay kulankii lugta hore, balse 6-1 ayaa looga adkaaday...

Ka bogo 10-ka kooxood ee waawayn ee kal-ciyaareedkan seegaya CL + Sawirro

(Zurich) 05 Juunyo 2017 - Waxaa Sabtigii dhowaa lasoo abyay koobka Horyaallada Yurub ee Champions League 2016/2017, balse waxaa durba loo bira tumanayaa dufcadda soo aaddan ee 2017/18 Yeelkeede, waxaa jirtay inay kooxo waawayni sanadihii dambe ka maqnaayeen tartankan xiisaha...

“Xiliciyaareedka dambe ayaan isku dayi doonaa ku guulaysiga CL” – Miralem Pjanic

(Torino) 05 Juunyo 2017 Kubadd sameeyaha kooxda Juventus ee Miralem Pjanic ayaa dib u soo nooleeyay hamigii taageerayaasha kooxdiisa. Miralem Pjanic oo doonayay in taageerayaasha uu ka saaro niyad jabkii Final-ka Chmapions League ee xiliciyaareed kaan ayaa balan qaaday inay sanadka xiga...

Perez oo qarka u saaran in uu noqdo kii taariikhda ugu wacnaa

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Sanadihii 1995, Florentino Perez waxa uu noqday madaxweynaha Real Madrid haddana wuu ka gun gaaray dhammaan wixii uu ballan qaaday taas oo ahayd in uu taariikh la sameeyo Real Madrid kana dhigo kooxda ugu sarreysa kubadda...

“Kulanti wacan Fergie time!” Benzema oo la kulmay Sir Alex Ferguson

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Karim Benzema waxa uu taageereyaasha la wadaagay sawir isaga iyo Sir Alex Ferguson kuwada jiraan kaddib fiinaalahii Champions League-ga ee Cardiff. France-siiska olole wanaagsan ayuu la qaatay Real Madrid isaga oo 19 gool dhaliyey 48 kulan oo...

OGOW: Yaa koobka kooxaha aduunka kala qeybgalaya Real Madrid?

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Kaliya La Liga, Champions League iyo UEFA Super-ka ma difaacan doonto Real Madrid ee waxaa intaas u dheer koobka kooxaha aduunka. Los Blancos waxa ay uga qeybgali doontaa tartanka United Arab Emirates kaas oo socon doona inta...

MEEL KU SHEEG COENTRAO: Xiddiggan raadkiisa lama hayo wuuna ku jiray kooxdii Zidane u...

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Mid ka mida 24kii ciyaaryahan ee ku jiray kooxdii uu Zidane u xushay in ay wajahaan Juventus ayaan lagu arkay midkoodna xafladdii gegida Millenium, dabaaldagyadii ka dhacay hoolka magaalada iyo Cibeles: Fabio Coentrao. Daafaca ka dheela labada...

Bale oo u deyriyey Manchester United

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Gareth Bale waxa uu gabi’ahaanba meesha ka saaray in uu xagaagan ku laabanayo Premier League-ga. Bale waxa uu ku guuleystay billadiisii saddexaad oo Champions League ah kaddib afar olole oo uu joogay Real Madrid kulankii Cardiff ee...

Ronaldo oo naqshad jarmeed kiisii hore ka bedelen ugu dabaaldagay hanashadii Champions League [Sawir]

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo waxa uu gabi’ahaanba badalay qaabkii ay u jarneyd tintiisa habeenkii uu ku wada guuleystay Champions League-ga iyo kabaha dahabka ah ee tartankaas. Waxa uu lahaa habeenkii sabtida tin laalaaban oo laalada! Yani la mariyey “Gel”...

Dabaaldag aan innaba caadi ahayn oo xalay Bernabeu ka dhacay [Sawirro]

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Real Madrid waxa ay xalay xaflad ballaaran ku qabsadeen Santiago Bernabeu  si ay ugu dabaal dagayaan hanashii koobkoodii 12-aad ee Europe. Waxaa loogu  sameeyey Cibeles  soo dhaweyn meeqaab sare ah markii ay ka soo laabtay Cardiff oo...