Home Barnaamijyada

Barnaamijyada

Gareth Bale oo isna loo sameeyey taallo maar ah balse noqotay mid ay jamaahiirtu...

(Madrid) 01 Juunyo 2017. Taaladii maarta ahayd ee uu Emanuel Santos u sameeyey Cristiano Ronaldo ayaa jamaahiirta u noqotay qodob ay ku caweeyaan hadana Gareth Bale ayaa sidoo kale loo sameeyey kahor fiinaalaha Champions League-ga ee Cardiff. Fursad kale oo...

“Marka ay kubadda cagta mideyso dunida”, – Jamaahiirta BVB oo guryohooda u waday kuwii...

(Dortmund) 12 Abriil 2017. Taageereyaashii Monoco waxaa kexeeyey kuwa Borussia Dortmund kaddib markii ay ku go’doomeen magaalada maadama la baajiyey kulankii u dhexeeyey labad naadi. Kulankan la filayey in uu Westfalenstadion ka dhaco 9:45Pm saacadda bariga Africa salaasadii ayaa loo bedelay...

DHEGAYSO:Warbixin ka hadlaysa guushii AC Milan ee Ku Guulaystay Supercoppa Italiana(Diyaarintii BALIIL)

(Muqdisho) 24 Dis 2016.Kooxda AC Milan ayaa ku guulaystay koobka Supercoppa Italiana oo finalkii koobkan ay rekoodhayaal 4:3 ah ay ku garaacday kooxda Juveventus. AC Milan ayaa markeeda ka aarsatay Juventus oo bishii May waqtigii dheeriga ahaa ee finalkii Coppa Italia...

DHEGAYSO:Barnaamijka nolosha ciyaaryahanka ee Gool FM waxaa marti ku ah Cabdi Buubaaye Nuur waxaana...

(Protoria) 06 Oktoobar 2016.Aqristayaal iyo dhageestayaal kusoo dhawaada barnaamijka nolosha ciyaaryahanka oo aad usbuuc walba ka dhageesataan idaacada iyo wabseetka Gool FM waxaana todobaadkan marti noogu ah xiddigii hore ee kooxaha LL PP Jeenyo iyo Dekeda Cabdi Buubaaye Nuur...

DHEGAYSO:Warbixin xul ah oo ku saabsan horyaalka Premier League oo maanta furmaya

(Nairobi) 13 Agoosto 2016. Waxaa maanta dalka ingiriiska ka furmi doona horyaalka ugu xiisaha badan dunida ee Premier League kaasi oo sanadkan ka kulul xilli ciyaareedyadii lasoo dhaafay waxaana aad ugu loolamaya oo rajo badan ka muuqataa kooxihii sanadkii hore...

SEUKI 2016: Tartanka Seuki oo rubuc-dhamaadka soo gaarey + Sawirro (Yaa shalay badiyey yaase...

(Stockholm) 24 Luulyo 2016 - Waxaa shalay lasoo afjaray heerka guruubyada ee tartanka xagaaga Soomaalida qurbaha ee Seuki 2016, waxaana shalay dhacay laba kulan oo uu midka hore dhexmaray kooxaha Olympic-Den Vs X. Stockholm waxaana 2-1 afka ciidda loogu...

Madaxweynaha maamulka Puntland“Dhalinyaradeena waa in ay koobka keenaan Garowe, Maamuuska ugu sarayana waa u...

(Garowe) 24 Luulyo 2016. Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo iyo bogaadin hawada u mariyey  xulka kubbadda cagta Puntland ee qaybta ka ah tartan ciyaareedka u dhexeeya dawladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka, kuwa samaysmaya iyo...

DHEGEYSO: Waraysi aannu kasoo qaadnay garoonka Konis oo ay haatan ku ciyaarayaan Banaadir vs...

(Muqdisho) 22 Luulyo 2016 - Waxaa magaalada Muqdisho ka socda tartanka maamul-goboleedyada oo ay iminka iskugu soo hareen kooxaha ka kala socda Banaadir, Jubbaland, Hiiraan & Sh. Dhexe iyo Puntland. Waxaana haatan soconaysa gelinkii dambe ee ciyaar dhexmaraysa Banaadir &...

DHEGAYSO:Barnaamijka Falanqaynta Ciyaaraha ee Gool FM(Kaga bogo waraysiyo wasiiro,xildhibaano,agaasimayaal sports oo ka hadli doona...

(Muqdisho) 18 Luuliyo 2016.Dhageestayaal kusoo dhawaada barnaamijka Falanqaynta Ciyaaraha ee Gool FM oo habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha ka dhageestaan Radiyaha Gool waxaana lagu gorfeeyaa arrimaha cayaaraha Gudaha oo diirada lagu saaro sidii kor loogu qaadi lahaa adinka...

BARNAAMIJKA BARO CIYAARTOYDA DALKAAGA: Cumar oo cariga Mareykanka ka xamaasha ayaa marti ku ah

(Muqdisho) 03 Luulyo 2016. Ramadan Kariim aqristeyaal, ku soo dhawaada barnaamijkii xiisaha lahaa ee baro ciyaartoyda dalkaaga. Barnaamijka oo ay alaaba soo diyaariso Nasrokiin Xaashi Nuure oo ka tirsan Goolfm waxay toddobaadkan ku marti qaaday Cumar oo ka dheela Mareykanka. Hoos...