Home Bannaanka Garoonka

Bannaanka Garoonka

Kaddib tijaabadii Leonardo Bonucci iyo Lucas Biglia oo gaarey xerada tababarka Milanello + Sawirro...

(Milano) 15 Luulyo 2017 - Labada laacib ee Leonardo Bonucci iyo Lucas Biglia ayaa maanta dhamaystiray caafimaadkii ay ku mareen Clinica La Madonnina ee magaaalada Milan. Sida uu haatan werinayo Premium Sport, labadan laacib ee ku cusub Rossoneri ee...

MURAN MINDHICIREED: Maxaadan ogayn oo laacibiinta Juventus dhex maray habeenkii Cardiff (Qaybtii 1-aad)

(Cardiff) 15 Luulyo 2017 - Waxaa soo baxaya war aan caadi ahayn oo ku saabsan wixii ka dhacay qolka lebiska Juventus oo dhamaystiran gaar ahaan habeenkii Champions League Final, gaar ahaan arrin dagaal dhex maray Leonardo Bonucci iyo Dani...

MID RAACSAN & MID RIFAYA: Leonardo Bonucci oo aad loogu hadal hayo baraha bulshada...

(Roma) 15 Luulyo 2017 - Leo Bonucci ayaa ayaa shalay yimid magaalada Milano si uu u dhamaystiro ku biiristiisa lama filaanka ah ee AC Milan. Arrinta u wareegista Bonucci ayay dadku hadal haynteeda inta badan ka war heleen Khamiistii uun...

AC Milan oo u duushey dalka Shiinaha + Sawirro

(Milano) 14 Luulyo 2017 - Kooxda AC Milan ayaa aad ugu mashquulsan suuqa kala iibsiga oo ay ilaa haatan kasoo iibsatey 10 laacib taasoo ka dhigan in kooxda la kacaamiyay. Yeelkeede, 26 laacib ayuu Vincenzo Montella galabta ula duulay dalkaasi...

KABTANKA CUSUB? Leonardo Bonucci oo taageerayaasha si buuxda loogu soo bandhigay + Sawirro &...

(Milano) 14 Luulyo 2017 - Kaddib Casa Milan kaddibna uu la kulmay Marco Fassone, Leonardo Bonucci ayaa u gacan haadiyay taageerayaal badan oo dhoobna bannaanka Casa Milan. Leonardo Bonucci ayaa la sheegayaa inuu noqon doono hogaamiyaha AC Milan isagoo xiran...

WAAD I GABTAY: Florentino Perez oo aad uga xumaaday tillaabo Barcelona & Verratti khuseeysa...

(Madrid) 14 Luulyo 2017 - Madaxwaynaha Real Madrid ee Florentino Perez ayaa la yaabay talo uu bixiyay macallin Carlo Ancelotti taasoo uu siiyay laacibka khadka dhexe ee PSG jaalle Marco Verratti. Macallinkii hore ee Real, Ancelotti ayaa lasoo shaqeeyay Verratti...

Kooxda ay AC Milan la ciyaarayso isreebreeb-horaadka EL oo la shaaciyay

(Nyon) 14 Luulyo 2017 - AC Milan ayaa ku aaddey kooxda CSU Craiova oo ay la ciyaarayso isreebreebka wareeg horaadka 3-aad ee Europa League. Kooxda Rossoneri ayaa 6-aad ka gashay horyaalka Talyaaniga ee Serie A, taasoo ka dhigan inay isreebreeb-horaad...

Juventus oo bedelka Bonucci u doonaysa Thiago Silva

(Torino) 14 Luulyo 2017 - Kooxda Juventus ayaa waxaa daafaceeda ka baxay dhagax dhexe oo aasaasi u ahaa gaashaandhigga kooxda kaddib markii uu Milan ka aadey Leonardo Bonucci. Yeelkeede, kooxda Juventus oo ah koox lagu yaqaanno inay maahir ku tahay...

DEG DEG: Leonardo Bonucci oo soo gaarey Casa Milan & taageerayaal badan oo soo...

(Milano) 14 Luulyo 2017 - Leonardo Bonucci ayaa soo gaarey xarunta AC Milan ee Casa Milan jeer uu isu diyaarinayo qorshe uu €40m + 2m oo bareemiyo ah uga soo wareegayo Juventus. Waxaa durbaba soo baxay sawirrada Bonucci oo imanaya...

XOG: AC Milan & Leonardo Bonucci waxaa kala xigta €10m oo euro oo qura

(Milano) 13 Luulyo 2017 - AC Milan ayaa la sheegayaa inay €10m oo euro uun u jirto inay soo qaadato daafaca khabiirka ah ee Juventus ee Leonardo Bonucci, iyadoo Mattia De Sciglio laga reebay qorshahan. Sida ku qoran Sport Mediaset,...