Home Bannaanka Garoonka

Bannaanka Garoonka

WAR CUSUB: Xiddiga ay sida wayn u doonayaan Barcelona ee Marco Verratti oo iska...

(Paris) 19 Luulyo 2017. Xiddiga qadka dhexe ee naadiga PSG Marco Verratti ayaa iska badelay wakiilkiisa isagoona durba magacowday mid cusub. Verratti oo si wayn lala xiriirinayo Barcelona ayaa boggiisa Istagram ku shaaciyay inuu iska badelay wakiilkiisa Donato Di Campli...

“Muddo konton sanadood ah kooxda nala xafiiltamaysay waxay ahayd Milan, ma ahayn Barcelona ama...

(Madrid) 20 Luulyo 2017 - Kooxda AC Milan oo sanadihii yaraa ee ugu dambeeyay aad hoos uga dhacday makaanaddii iyo maqaamkii ay ku lahaan jirtey qaaradda Yurub ayaa haatan u muuqata mid ugu dambayn hurdada kasoo toosaysa iyadoo ay...

Cristiano Ronaldo oo muddo gaaban gudaheed filanaya Cunugiisii AFARAAD!!!

(Europe) 19 Luulyo 2017. Ronaldo oo uu horey ugu joogay wiil soo koraya ayaa dhawaan dunida ku soo dhaweeyay labo Mantaano ah oo ay u dhashay hooyo ku nool Mareykanka kaddib markii lagu abuuray caloosheeda. Iminkana xiddiga reer Portugal ayaa...

RASMI: Francesco Totti oo ku biiraya maamulka AS Roma

(Roma) 17 Luulyo 2017 - Francesco Totti ayaa xaqiijiyay inuu noqon doono maareeye ka tirsan maamulka Roma - “qaybtaydii laacibnimo waa soo idlaatay” ayuu yiri. Halyeeyga Giallorossi ayaa kulankiisii ugu dambeeyay ciyaaray Maajo 28, isaguu ku fariistay kulankiisii 886-aad ee...

Milkiilaha AC Milan ee Li Yonghong oo suuqa kala iibsiga rikoodh ka dhigay...

(Milano) 17 Luulyo 2017 - Li Yonghong ayaa rikoodh cusub dhigay, waayo taariikhda kubadda cagta horay uma dhicin milkiile kharash gareeyay adduunka lacageed ee uu bixiyay sanadkii 1-aad. Kooxda Rossoneri horraanba soo iibsatey 10 laacib oo ay ku bixisay qiime...

“Ilama soo xiriiraan marka uu dhaawac i soo gaaro kaliya LACAG uun ayay i...

(Istanbul) 17 Luulyo 2017. Dhaliyihii hore ee Arsenal, Manchester City, Tottenham, Monaco iyo Real Madrid Emmanuel Adebayor ayaa si xun u weeraray qoyskiisa oo ku sheegay inay xitaa sabab u ahaayeen inuu la sii joogi waayo kooxda Real Madrid...

Inter Milan oo Lazio kula heshiisay €22m si ay u qaadato Keita

(Milano) 17 Luulyo 2017 - Wakiilka Keita Balde Diao ayaa ku adkaysanaya in macmiilkiisu uu maalin joog uun ku tegey magaalada Milano, balse warar baa waxay sheegayaan inay Inter ay €22m oo euro kula heshiisey Lazio. Laacibkan caalamiga ah ee...

”Waxaan xitaa ka yaabin doonnaa taageerayaasha AC Milan” – Milkiile Yonghong Li + Sawirro

GUANGZHOU (CHINA) 16 Luulyo 2017 - Taageerayaasha AC Milan ayaa markan xaq u leh inay riyoodaan, maaddaama ay heleen malaayiin ay suuqa ku kharash garayn karaan. Kooxda ayaa ilaa haatan kharaj garaysay lacag ka badan 200 milyan oo euro oo...

Waa kuwee 5-ta kooxood ee loogu iibsiga badan yahay funaanadohooda + Sawirro

(Nyon) 16 Luulyo 2017 - Waxaa soo baxay 5-ta kooxood ee funaanadohooda loogu iibsiga badnaa fasal-ciyaareedkii tegey ee 2017-18. 1) Manchester United Kooxda Jose Mourinho oo hanatay l’Europa League isla markaana kusoo laabatay Champions ayaa taagan dhakada sare iyadoo kaalinta...

DIB U EEGIS: Ka bogo 11-ka laacib ee u wada ciyaaray kooxaha Juventus, AC...

(Roma) 16 Luulyo 2017 - Waxaa Jimcihii kooxda AC Milan iska xaadiriyay xiddiga daafaca ka dheela ee Leonardo Bonucci kaasoo 42 milyan oo euro kula biiray kooxda Rossonerri. Xiddigan isu waydaartey labadan camaaliqo ee ku xafiiltama Talyaaniga ayaa noqonaya xiddiggii...