Home Bannaanka Garoonka

Bannaanka Garoonka

Dhegeyso Barnaamijka GOOL FM SHOW oo laga soo jeediyey dalalka Somalia, Kenya iyo India

(Muqdisho) 03 Maajo 2016 – Barnaamijka Gool FM SHOW oo ah barnaamij todobaadkiiba mar habeenka Isniintu ay baxayso Talaadana imaanayso aad ka dhagaysataan idaacadda Gool FM ee Magaalada Muqdisho 99.0 mhz ayaa sidii caadada u ahaydba laga soo jeediyey...

Daawo Kartuun laga sameeyey dabaal degii Leicester City

(Leicester) 03 Maajo 2016. Leicester City waxa xalay u rumoowday riyo la ahayd waali bilowgii xilli ciyaareedkan iyada oo gacanta ku dhigtay Premier League. Dawacooyinka waxa ay u suura gashay guushan weyn kaddib markii ay Chelsea bar bar dhac ku...

SAWIRRO: Gattusso & Cannavaro oo Koobka Talyaaniga Roma geeyay! (Magaalooyinka lagu ciyaari dooni Super...

(Roma) 02 Maajo 2016 - Labada halyeey ee Talyaaniga u qaaday KA2006 ee Rino Gattuso iyo Fabio Cannavaro, ayaa Koobka Talyaaniga u gelbiyey magaalada Roma oo ay 21-ka bishan ku ballansan yihiin kooxaha AC Milan vs Juventus. Labada laacib oo...

WARARKII U DAMBEEYAY: Goorma ayuu dhici doonaa isbedelkii la sugayey ee AC Milan?

(Roma) 02 Maajo 2016 - Sida uu maanta werinayo Corriere dello Sport, 24-48 unbaa ka harsan saxiixa mudada la dhoowrayey ee u dhexeeyn lahaa Fininvest iyo maalqabeenno Chinese ah oo doonaya inay galaan wada xaajoodyo gaar ah (exclusive negotiations)...

MACASALAAMA: Milkiilaha Milan oo go’aansaday maalinta uu kooxda iibinayo! (Waa goorma?)

(Roma) 01 Maajo 2016 - Silvio Berlusconi ayaa la sheegayaa inuu guddoonsaday inuu iska iibiyo kooxda AC Milan maaddaama ay sii ballaaranayso qanaaca la'aanta kooxdu, xitaa haddii uu woxoogaa caga jiidayo. Warsidaha Corriere della Sera, ayaa cadaddkiisii maanta ku qoray...

Taariikhda ayaa ka horjeeda: Old Trafford galabta dib uma dhigi karo xaflada...

Premier League-gii ebid ugu saadaasha adkaa ayaa lagu wadaa in lagu go’aamiyo meel lagu qaado meeshii loogu saadaalin ogaa! Kani waxa uu ahaa koobkii ugu saadaasha adkaa ee kubadda cagta Ingiriiska taariikhdiisa. Yaa qabay in Leicester ay dabaqada sare ka sii...

SAWIRRO: Adidas oo soo saartay kabihii ugu dambeeyay (Yaa ka mid ah xiddigaha xiran...

(Berlin) 30 Abriil 2016 - Dufcadda cusub ee kabaha Adidas X 16+ PureChaos oo u naqshadaysan si aad u qurux badan ayaa saxaafadda loo dusiyey iyadoo lagu wado in lagu bilaabo final-ka Champions League oo 28-ka Maajo ku qabsoomaya...

”Juventus laacibiinteeda way daroogeyn jirtey” – Ulf Karlsson

(Stockholm) 07 Maarso 2016 - Dhakhtarkii hore ee xulka Sweden ee Ulf Karlsson ayaa Juventus ku eedeeyay inay laacibiinta daroogeeyn jireen horraantii 2000: “Zlatan Ibrahimovic 10 kg ayaa ku korortay muddo 6 bilood ah.” Karlsson ayaa rumaysan inuu jirey ‘dhaqan’...

”Anigu Chelsea ma booqanin” – Antonio Conte

(Roma) 07 Maarso 2016 - Antonio Conte ayaa dafiray wararka sheegaya inuu shalay booqday xerada tababarka Chelsea isagoo leh - “Waxaan joogey xarunta xiriirka si aan u shaqeeyo”. Waxaa shalaytoole soo baxayey warar sheegayay in macallinka xulka talyaanigu uu safar...

Barcelona mise EUFAlona!? Ogow waxa ku qabsaday Blaugrana Twitter-ka kaddib kaarkii guduudnaa...

(Catalonia) 06 Abriil 2016. Bishii Febraayo waxaa la is weydiiyey sababta ciyaaryahano badan kooxaha kaarka cas looga taago marka ay ka hor imanayaan Barcelona tartanka Champions League. Sano badan hada, waxaa iska cad in Barcelona badanaa kulamada ay naadiyada kale...