Home Bannaanka Garoonka

Bannaanka Garoonka

Bakayoko oo Chelsea ku soo dhaweeyay Alvaro Morata

(London) 21 Luulyo 2017. Saxiixa dhawaan galka ah ee Chelsea Tiemoue Bakayoko ayaa Blues ku soo dhaweeyay Alvaro Morata ka hor inta uusan si rasmi ah u dhammeystirin heshiiska uu Stamford Bridge si buuxda ugu cago dhiganayo. Morata ayaa shalay...

Goorma ayaa la samaynayaa isku aadka horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 20 Luulyo 2017 - Waxaa lagu dhawaaqay goorta la samaynayo isku aadka horyaalka Talyaaniga ee fasal-ciyaareedka soo aaddan ee 2017-18 oo lagu wado inuu furmo 20-ka bisha Agoosto ee soo aaddan. Waxaa isku aadka la samayn doonaa Arboco, 26-ka...

”Waxaan halkan u imid inaan bog cusub oo taariikheed la qoro AC Milan” –...

(Guangzhou) 20 Luulyo 2017 - Leonardo Bonucci ayaa sheegay inuu diyaar u yahay “inuu qoro bog cusub oo taariikhda Milan iyo waayihiisa ciyaareed ah” isagoo ka dhawaajiyay in Rossoneri “ay baahi wayn u qabto inay guulaysato”. Kooxda Milan ayaa maanta...

DAAWO: Kooxda Bianconeri oo u baqooshay dalkaasi Maraykanka + Sawirro (Jadwalka kulamadeeda)

(Torino) 20 Luulyo 2017 - Kooxda Juventus ayaa u amba baxday dalkaasi Maraykanka oo ay 10 maalmood soo joogi doonto iyadoo ka qayb qaadanaysa tartanka ICC qaybtiisa USA. Kooxda Bianconeri ayaa dheeli doonta 3 kulan oo saaxiibtinimo iyadoo kulanka koowaad...

“Iiga waran Chelsea waa sidee?.”. Morata oo talo ku aadan kooxdiisa cusub waydiiyay Fernando...

(London) 20 Luulyo 2017. Alvaro Morata ayaa maanta soo gaaray magaalada London si uu u dhammeystiro inta uga harsan heshiiska uu ugu biirayo Chelsea isla markaana ugu marayo tijaabada caafimaad. Dhaliyaha reer Spain ayaa qiray inuu talo ku aadan Blues...

XIISE CUSUB: Kooxda AC Milan oo maalintii 1-aad laga iibsadey 45 kun oo tigidh...

(Milano) 20 Luulyo 2017 - Kooxda Rossoneri oo sanadihii dambe ay aad uga jajabnayd ayaa mar qura u muuqata mid dhulka ka kaceeysa kaddib markii uu soo laabtay xiisihii loo hayn jirey kooxda oo beryihii dambe hurdo ku jirey. Tusaale...

Jadwalka goorta & goobta lagu kala ciyaarayo kulamada tartanka ICC + Jadwal sawiran

(Gool FM) 18 Luulyo 2017 - Waxaa bilowday tartanka caalamiga ah amaba loo yaqaanno Koobka Horyaallada Caalamiga ah ee ICC kaasoo socon doona min 18-ka ilaa 30-ka Luulyo. Waxaa markale lagu kala qabanayaa dalalka Maraykaka, Shiinaha iyo Singapore iyadoo lagu...

Neymar oo is jiheeyey una sheegay go’aankiisa saaxiibadiis

(New York) 20 Luulyo 2017. Jariiradd acaanta ah ee GloboEsporte waxa ay qortay in Neymar go’aan gaaray isaga oo u sheegay saaxiibadiis waxa uu doonayo. Warka waxa uu intaa ku darayaa in dhaqaalaha badan ee Paris Saint –Germain ay ku raadineyso...

Morata oo xalay rikoor ku dhigay dhaqaalihii uu ugu biiray Chelsea

(Madrid) 20 Luulyo 2017.  80 million euro ee uu Alvaro Morata ugu biirayo waxa ay ka dhigi doontaa xiddiggii abdi ugu qaalisanaa ee Spanish ah. Dhaqaalahaas kuma abaalmarin doonto Morata qodobkaas oo qura balse waxa ay galin doontaa 10ka dunida...

Ramos iyo Isco oo si aan caadi ahayn u macsalaameeyay Alvaro Morata

(Los Angeles) 20 Luulyo 2017. Waxaa la helay sawirro iyadoo uu Alvaro Morata macsalaameynayo kooxda Real Madrid oo ugu horreeyo tababare Zidane ka hor inta uusan maanta u soo duulin London si uu tijaabada caafimaad ugu maro Chelsea. Kabtanka Real...