Home Afrika

Afrika

Maxaad ka ogtahay kala cararkii ka dhacay kulankii Ivory Coast Vs Senegal ee daqiiqaddii...

(Paris) 28 Mar 2017. Kulankii saaxiibtinimo ee u dhexeeyey Ivory Coast iyo Senegal waa lagu kala tagay habeenkii isniinta kaddib markii duullaan lagu soo buux dhaafiyey gegida. Kulanka waxa uu marayey qeybihii ugu dambeeyey markii ay dhacdadan timi ciyaarta oo ka...

DHACDO XANUUN BADAN: Yaxaas la tagay laacib kubbada cagta ah!!!

(Afrika) 20 Mar 2017. Dhacdo naxdin leh ayaa laga soo warinayaa dalka Mozambique kaddib markii la sheegay inuu Yaxaas la tagay laacib ciyaara kubbada cagta. Dhimashada da’yarka lagu magacaabo Estevao Alberto Gino ayaa waxaa xaqiijisay naadigiisa Atletico Mineiro de Tete...

SOMALIA VS UGANDA: Xulka kubadda kolayga Somalia oo shalay wacdaro ka dhigay Qaahira &...

(Qaahira) 14 Maarso 2017 - Waxaa magaalada Qaahira ee dalka Masar ka soconaya tartanka kubadda kolayga soonka 5-aad ee Fibba oo ay Somalia ka qayb geleyso. Waxaa shalay ciyaaray xulalka Somalia vs Uganda kulankaasoo ay Somalia ka maqnaayeen xiddigo fara...

“Horey ayuu socod ka bilaabay weligiis ma guur-guuran.”. Drogba hooyadii oo ka sheekeysay mucjisooyin...

(Euroep) 28 Feb 2017. Haddii aad Drogba ku baratay uun garoomada kubbada cagta gaar ahaan Chelsea, hooyadii ayaa iminka bidhaamisay mucjisooyin ay yaraantiisa ku aragtay. Didier Drogba ayaa ah rugcadaa Blues ah kaddib markii uu kula guuleystay Champions League, afar...

Yaya Toure “Waan sii wadan doonaa ciyaarta kubadda cagta ama gudaha ayaan ka sii...

(Manchester), 27 Feb  2017  -Xidigga afarta jeer ku guuleystay Laacibka ugu fiican Qaaradda Afrika ee u dhashay waddanka Ivory Coast Yaya Toure ayaa shaaca ka qaaday in uu sii wadan doono ciyaarihiisa kubadda cagta waloow haatan uu 33 sano...

DAAWO: Gabar Soomaaliyeed oo caalamka uga yaabsatay xirfaddeeda kubadda kolayga!

(Boston) 26 Feb 2017 - Gabar Soomaaliyeed oo 18 jir ah ayaa caalamka kaga yaabsatay xirfaddeeda kubadda kolayga oo ka mid ah ciyaaraha ay caadiyan Soomaalidu ku wanaagsan tahay. Gabadhan oo deggan magaalada Boston ee gobolka Massachusetts ee dalkaasi Maraykanka...

DAAWO: Lionel Messi oo sida BOQOR oo kale loogu soo dhaweeyay dalka Masar

(Cairo) 24 Feb 2017. Lionel Messi ayaa talaadadii gaaray magaalada Cairo ee dalka Masar iyadoo halkaa loogu soo dhaweeyay sida Boqor oo kale. Xiddiga reer Argentina ayaa qeyb ka ahaa mashruuc deeq loogu ururinayay dadka la il daran cudurka cagaarshowga...

Lionel Messi Oo gaaray dalka Masar….(Ogoow u jeedka safarkiisa)

(Cairo) 22 Feb 2017. Lionel Messi ayaa ugu dambeyn shalay oo talaado ahayd gaaray magaalo madaxda dalka Masar ee Cairo. Ujeedka safarkan ayaa ah inuu ka qeyb qaadanayay olole kor loogu qaadayo mashruuc lacago loogu ururuinayo dadka la il daran...

Cameroon oo noqday xulkii ugu dambeeyay ee u soo baxa Fifa Confederations Cup 2017…(Xulal...

(World) 06 Feb 2017. Xulka Cameroon ayaa noqday xulkii ugu dambeeyay ee u soo baxa koobka Confederations Cup 2017, kaddib markii ay xalay koobka Qaramada Afrika ka qaadeen xulka Masar. Mohammed Elneny ayaa hogaanka u dhiibay Masar laakiin waxaa goolkiisa...

AFCON 2017: Xulka Cameroon oo markii shanaad ku guuleystay koobka qaramada Afrika, kaddib markii...

  (Libreville) 06 Feb 2017 – Xulka qaranka Cameroon ayaa markiisii shanaad ku guuleystay koobka qaramada Afrika, kaddib markii ay guul soo laabasho ah ka gaareen dhiggooda Egypt. Xulka Libaaxyada ayaa 2-1 kaga adkaaday Masar oo gool ku horreysay kulankan. Wiilasha Masaarida...