Home Afrika

Afrika

ODAY-ILMO AH: Baraha bulshada oo baalasha looga rifay barbaarka Franck Kessié + Sawirro

(Milano) 01 Juunyo 2017 - Waxaa shalay soo baxayay warar tibaaxaya in marka laga soo tago dhibaato yar oo kusoo baxday tijaabadii ee Franck Kessié in aysan arrintu caafimaad uun ahayn. Warside la yiraahdo Afrique Presse ayaa qoray warar sheegaya in...

Halkee ku dambaysay xaaladda Franck Kessié?! (Xogtii ugu dambaysay)

(Milano) 31 Maajo 2017 - Wax walba waa dhag, Franck Kessie wuxuu berriba noqonayaa laacib ka tirsan kooxda AC Milan kaddib markii uu Talaadadii maray qaybta hore ee caafimaadka, iyadoo maanta qiimayn dheeraad ah lagu sameeyay dhibaato yar oo...

DAAWO SAWIRRO: Madaxwaynaha Jubbaland oo Xariga ka jaray Garoonka Kubada Cagta Waamo ee magaalada...

(Kismaayo) 26 Abriil 2017.Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo Arbaco ah Xariga ka jaray Garoonka Kubada Cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo oo la dhigay Roog Macmal ah . Munaasabadii Xarig jarka Garoonka...

Daawo Sawiro: Dhismihii Garoonka Waamo ee magaalada Kismaayo oo heer gabo gabo ah maraya

(Kismaayo) 21 Abriil 2016. Waxaa dhamaad ku dhow dhismaha garoonka kubadda cagta ee  Waamo kaas oo ku yaala magaalada Kismaayo oo xarunta u ah Dowlad Goboleedka Jubbaland.   Madax waynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo madax kale ayaa saakay...

Wafdigii Guddoomiyaha xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika oo Muqdisho ka dhoofay lana hadlay...

(Muqdisho) 17 Abriil 2017.Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka amba baxay wafdigii Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika Axmed Axmed, kaasi oo shalay soo gaaray Muqdisho, waxaana uu kulamo kala duwan la qaatay Madaxda dowadda ugu...

Philipp Lahm oo ka hadlay qaabka ay uga adkaan karaan Real Madrid

(Munich) 10 Abriil 2017 Kabtanka kooxda Bayern Munich ee Philipp Lahm ayaa ka hadlay qaabka kooxdiisu ay uga adkaan karto arbacada Real Madrid. Kooxda reer Spain ayaa arbacada booqan doonta garoonka Allianz Arena ee ay ku ciyaarto Bayern Munich kulanka lugta hore...

BANDHIGGA XAAJI: KU CELIS….Danjire Maxamed Cali Ameeriko side isku yihiin ciyaaraha kooxdee ayuuse taageeraa...

(Gothenburg) 31 Maarso 2017 – Dhegeysatayaal waxaannu dib ugu noqonnay kaydka cajaladaha GoolFM.net oo aannu idiinkaga soo qabannay qayb ka mid ah barnaamijkii Bandhigga Xaaji oo mar ka bixi jirey webkan iyo idaacadda Gool FM. Qaybtan oo kaydka loo qabtay...

BANDHIGGA XAAJI: KU CELIS….Fanaannadda caanka ah ee Farxiya Kabayare halkee ciyaaraha ka joogtaa kooxdeese...

(Gothenburg) 30 Maarso 2017 - Dhegeysatayaal waxaannu dib ugu noqonnay kaydka cajaladaha GoolFM.net oo aannu idiinkaga soo qabannay qayb ka mid ah barnaamijkii Bandhigga Xaaji oo mar ka bixi jirey webkan iyo idaacadda Gool FM. Qaybtan oo kaydka loo qabtay...

LA YAABKA CIYAARAHA: Laacib Qori caaradiisa loo adeegsaday si uu qandaraaskiisa u Kansalo!!!

(Kenya) 30 Mar 2017. Laacibka lagu magacaabo Clifton Miheso ee u dhashay Kenya ayaa cabasho u gudbiyay xiriirka kubbada cagta adduunka ee FIFA kaddib markii loo adeegsaday qori caaradiisa si uu kansalo qandaraaskiisa kooxda Golden Arrows ee ka dhisan...

Bastian Schweinsteiger oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Mareykanka..+SAWIRRO

(USA) 29 Mar 2017. Bastian Schweinsteiger ayaa soo gaaray dalka Mareykanka si uu ugu biro kooxdiisa cusub ee Chicago Fire ee ka ciyaarta horyaalka MLS. Xiddiga reer Germany oo ay wehlineysay gacalisadiisa Ana Ivanovic ayaa waxaa ku soo xoomay taageerayaal...