Home Afrika

Afrika

Maamulka iyo shaqaalaha Idaacadda Gool FM oo tahniyad u diraya Wariye Mahad Shariif Jilacow

(Muqdisho) 05 Abriil 2016 – Maamulka iyo shaqaalaha Idaacadda ciyaaryaha ee Gool FM meel kasta oo ay dalka iyo dibadda ka joogaan waxa ay tahniyad aroos hawada u marinayaan Wariye Mahad Shariif Jilacow iyo marwadiisa Nasteexo Maxamed Raage. Lammaanahan Mahad...

Muxuu ku soo idlaaday kulankii galabta ee Ethiopia iyo xulka qarankeena Soomaaliya?

(Ethiopia) 03 Abriil 2016. Ciyaar aad u  xiiso badnayd isla markaana lahayd dha-dhan gaar ah ayaa waxay galabta dhex martay xulkeena Soomaaliya ee 20-jirada iyo xulka dalka aan dariska nahay ee Ethiopia ciyaar qeyb ka ahayd isreeb-reebka koobka qaramada...

”Waan ku kobeyn doonaa Messi!!!” – Masar oo Messi ku kacsan! (Maxaa dhacay?)

(Qaahira) 03 Maarso 2016 - Lionel Messi ayaa dood ka dhaliyey dalka Masar kadib markii uu kabihiisa ugu deeqay khayriyad Masri ah, mar uu kasoo muuqday bandhig la yiraahdo 'Yes, I am Famous', oo lagasii daayo MBC Masr Channel. Yeelkeede,...