Home Afrika

Afrika

CIID WANAAGSAN: Gool FM oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Fitriga

(Gool FM) 24 Juunyo 2016 – Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhamaanba howl-wadeenka GoolFM.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhamaanba shacabka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u...

Wilfried Bony oo wax ka qaaday naxashka Cheick Tiote halka Kolo Toure iyo Gervinho...

(Abidjan) 15 Juunyo 2017. Wilfried Bony ayaa wax ka qaaday naxashka allaha u naxariistee Cheick Tiote kaddib markii meydkiisa laga soo dajiyay garoonka Abidjan ee dalka Ivory Costa. Laacibkii hore ee Newcastle United ayaa mowtul faja’ ku timid  isagoo sooman...

Allaha u Naxariistee Cheick Tiote oo la warinayo inuu u geeriyooday DAYACNAAN jirtay aawadeed…(XOG...

(China) 14 Juunyo 2017. Laacibkii hore ee Newcastle United Cheick Tiote ayaa usbuucii la soo dhaafay si lama filaan ah ugu geeriyooday xerada tababarka kooxda Beijing Enterprises ee dalka Shiinaha kaddib markii uu wadnaha istaagay. Sportsmail ayaa iminka daaha ka...

MUQDISHO VS JUBBA 87-68: Muqdisho City oo usoo gudubtey nus-dhamaadka koobka K/Kolayga Bariga Afrika...

Kooxda Muqdisho City ayaa caawa u gudubtay semi-final-ka tartanka kubadda kolayga ee magaalooyinka bariga Africa kadib markii ay 87-68 ku garaaceen kooxda Jubba City ee South sudan. Muqdisho City ayaa habeen dambe 8-da fiidnimo la ciyaari doonto kooxda Kampala kulanka...

Xilliga ay caawa ciyaarayaan Muqdisho City vs Jubba City oo la isla meel dhigay!

(Nairobi) 13 Juunyo 2017 - Waxaa magaalad Nairobi ka soconaya tartanka kubadda kolayga ee caasimadaha Bariga Afrika ee Inter City. Caasimadda Somalia ee Muqdisho oo xalay 83-62 uga badisay Mombasa ayaa caawa markale la ballansan caasimadda South Sudan ee Jubba...

Xiriirka Masar oo ka mamnuucay Salah inuu ka hadlo dalabka Liverpool inta uu la...

(Cairo) 11 Juunyo 2017 Xiriirka kubadda cagta dalka Masar ayaa ka mamnuucay laacibka Roma ee Mohamed Salah inuu ka hadlo dalabka Liverpool inta uu la joogo xulka. Mohamed Salah ayaa diiday inuu ka hadlo dalabka kooxda Liverpool, xili xulkiisu uu isku diyaarinayo...

Sanad ka hor wuxuu ahaa Ilaaliye/Waardiye iminkana waxaa looga yeeray xulka qaranka Ghana…(Aqriso QISO...

(Ghana) 10 Juunyo 2017. Wiil dhalinyaro ah oo ahaa boolis ilaaliya xulka qaranka Ghana ayaa sanad gudihiisa lagu soo daray isla xulka dalkiisa. Jilaaga qisadan cajiibka ah ayaa lagu magacaabaa Samuel Sarfo. 26 jirka ayaa ahaa ciyaalka xaafada oo u ciyaarayay...

Nin Afrikaan ah oo u jawaabay Daily Mail xili ay dhaleeceyn u jeedisay xulka...

(London) 09 Juunyo 2017 Nin u dhashay dalka Nigeria ayaa jawaab fiican siiyay wargayska ka soo baxa ingiriiska ee Daily Mail xili uu eedeyn u jeediyay xulka qaranka sucuudiga. Ma ahan kaliya Daily Mail ee sidoo kale saxaafada Sportiga ingiriiska ayaa...

Xiriirka loo jaray Qadar oo jug wayn u gaystey hilinka BeIn Sports! (Xanibaad dhacday...

(Dooxa) 06 Juunyo 2017 - Ilaa 6 dal oo Carbeed ayaa shalay ku dhawaaqay go'aan la yaab lahaa oo xiriirka diblomaasiyadeed loogu jarayo dalka yar balse saamaynta ballaaran ee Qadar, dalalkaasoo ay horkacayaan Sucuudiga, Masar iyo Imaaraatka. Yeelkeede, hadda arrintu...

Hadaladii ugu danbeeyay ee Cheick Tiote uu kula hadlay saaxiibkiis ayaa cadeeyay dhawaanshaha geeridiisa

(Beijing) 06 Juunyo 2017 Laacibkii hore ee kooxda Newcastle United ayaa geeriyooday kadib markii uu istaaga ka dhacay xili uu ku guda jiray tababarka kooxdiisa Beijing Enterprises. Cheick Tiote ayaa 7 xiliciyaareed ku qaatay kooxda Newcastle United ka hor intii uusan...