Home Aasiya

Aasiya

HORDHAC: Chelsea vs Arsenal

(Beijing) 22 Luulyo 2017. Arsenal ayaa Antonio Conte ka hor joogsatay inuu sanadkiisii ugu horreeyay ee Premier League ku guuleysto labo koob kaddib markii ay 2-1 uga adkaatay finalkii FA Cup ee Wembley ka dhacay bishii May. Labada koox ee...

AC Milan oo lagu soo dhoweeyay dalka Shiinaha + Sawirro daray ah

(Guangzhou) 15 Luulyo 2017 - Kooxda AC Milan ayaa ka degtey dalkaasi Shiinaha gaar ahaan magaalada Guangzhou oo ay 18-ka bishan kula dheelayso Borussia Dortmund qayb ka tirsan tartanka ICC. Waxaa shir jaraa'id qabtay macallinka Milan ee Montella oo uu...

Messi oo albaabka u furay u dhaqaaqida horyaalka shiinaha

(Barcelona) 24 Juunyo 2017 Lionel Messi ayaa albaabka u furay u dhaqaaqida horyaalka shiinaha mustaqbalka inkasta oo haatan uu ku faraxsanyahay kooxdiisa Barcelona. Qandaraaska laacibka reer Argentina ayaa dhacaya dhamaadka xiliciyaareedka dambe, laakiin kooxda ayaa u soo bandhigtay heshiis ku eg...

Oscar oo qoorta loo suray 8-kulan oo ganaax ah

(China) 22 Juunyo 2017. Xiriirka kubbada cagta dalka Shiinaha ayaa sideed kulan oo ganaax ah dul dhigay laacibkii hore ee Chelsea Oscar kaddi markii uu dagaal huriyay dheeshii ay bar baraha gashay Shanghai SIPG axadii. Laacibka reer Brazil ayaa kubbada...

RASMI: Fabio Capello oo shaqo ka helay horyaalka shiinaha

(Nanjing) 11 Juunyo 2017 Tababaraha reer talyaani ee Fabio Capello ayaa shaqo ka helay horyaalka lacagta badan ee shiinaha. Kooxda Jiangsu Suning ayaa galabta shaacisay in Fabio Capello uu yahay tababarehooda cusub, wuxuuna qalinka ugu duugay heshiis 18-bilood ah, wuxuuna mushaar u heli...

Xiriirka kubadda cagta Sucuudiga oo ugu danbayntii raali galin ka bixiyay in aysan u...

(Riyad) 09 Juunyo 2017 Xiriirka kubadda cagta dalka Sucuudiga ayaa ugu danbayntii raali galin ka bixiyay inaysan u aamusin weerarkii ka dhacay magaalada London. Kulan shalay ku soo dhamaaday 3-2 oo xulka sucuudiga looga adkaaday ayaa la arkay ciyaartoyda xulka sucuudiga...

Nin Afrikaan ah oo u jawaabay Daily Mail xili ay dhaleeceyn u jeedisay xulka...

(London) 09 Juunyo 2017 Nin u dhashay dalka Nigeria ayaa jawaab fiican siiyay wargayska ka soo baxa ingiriiska ee Daily Mail xili uu eedeyn u jeediyay xulka qaranka sucuudiga. Ma ahan kaliya Daily Mail ee sidoo kale saxaafada Sportiga ingiriiska ayaa...

Xulka Saudi Arabia oo diiday daqiiqad aamusnaan ah oo loo sameynayay dadkii ku naf...

(Australia) 08 Juunyo 2017. Xulka qaranka Sacuudiga ayaa iska indho tiray oo diiday daqiiqad aamusnaan ah oo loo sameynayay dhibanayaashii ku wax yeeloobay qaraxii ka dhacay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Saddex xag jir ah ayaa weerar ismiidaamin ka sameeyay...

DEG DEG: Cheick Tiote oo geeriyooday

(Beijing) 05 Juunyo 2017. CHEICK TIOTE ayaa geeriyooday galabta isaga oo ay da’diisu tahay 30, waxaa la sheegay in isaga oo tababbar ku jira uu sarajoogga ka dhacay. Wararka waxa ay ka yimaadeen China galabta halkaas oo uu xiddiggii hore ee...

Conte oo kala hadlay boodhka Chelsea arin ku saabsan Costa

  (London) 24 Maajo 2017. Tababbaraha Chelsea Antonio Conte waxa uu ka codsanayaa maamulka sare in ay Diego Costa dalab ku hayn kara Stamford Bridge u soo bandhigaan, sidaas waxaa qortay the Sun. Waxaa la qabaa in kulanka kama dambeysta ah ee...