(Roma) 17 Luulyo 2017. Lucas Leiva ayaa qarka u saran inuu ku biiro Lazio kaddib markii ay kooxda reer Talyaani ay baraha bulshada soo dhigeen laacibka oo ka gudbaya tijaabada caafimaad.

Liverpool ayaa aqbashay qiimo dhan 5 milyan oo bound oo ay ku iibineyso laacibka reer Brazil kaa oo iminka u muuqda inuu ka tagayo gegaa Anfield muddo 10 sano kaddib.

Lucas ayaa waxaa ku soo xoomay taageerayaal xamaasadeysan markii uu ka dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Roma wuxuuna iminka marayaa xaaladihii ugu dambeeyay ee heshiiska uu ugu biirayo Lazio.

30 jirka ayaa 346 –kulan u saftay Liverpool mudadii tobanka sano ahayd uu ku sugnaa.

SAWIRRO:

luk

Lucas is set to join Lazio in a £5m transfer from Liverpool after 10 years at Anfield

His arrival in Rome has generated great excitement among Lazio supporters

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here