ll

(Catalonia) 17 Luulyo 2017. Lionel Messi ayaa markii ugu horreysay dib ugu soo laabtay tababarka Barcelona kaddib markii uu la aqal galay dhawaan gabadhii ay yaraantoodii wada socdeen ee Antonella Ruccozzo.

Laacibka reer Argentina ayaa waqtigiisa xagaaga inta badan ku qaatay qaban qaabinta xafladiisa aroos ee ka dhacday Caribbean iyo damaashaadkii uu xeebta Ibiza kula qaatay qaar ka mid ah saaxiibadiisa kooxda Barcelona iyo kuwa kalaba.

Messi oo aad ugu dhow iminka inuu qalinka ugu duugo Barcelona heshiis qaali ah oo usbuuciiba ku qaadan doono adduun dhan 500,000 oo bound ayaa iminka dib ugu soo laabtay tababarka kooxda isagoona ay sugeyso howsha ah  inuu la qabsado hab ciyaareedka tababaraha cusub ee kooxda Ernesto Valverde.

SAWIRRO:

Lionel Messi had an eventful summer which saw him get married

Lionel Messi underwent his first training session under new boss Ernesto Valverde

The Argentine ace was snapped laughing and joking with Luis Suarez and Neymar

Barcelona will be hoping to go one better than last season and win La Liga

Lionel Messi scored 54 goals in 52 appearances last season

Lionel Messi and Antonela Roccuzzo tied the knot in a lavish ceremony in Argentina

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here