(Nyon) 16 Luulyo 2017 – Waxaa soo baxay 5-ta kooxood ee funaanadohooda loogu iibsiga badnaa fasal-ciyaareedkii tegey ee 2017-18.

1) Manchester United
Kooxda Jose Mourinho oo hanatay l’Europa League isla markaana kusoo laabatay Champions ayaa taagan dhakada sare iyadoo kaalinta 1-aad ku jirta maaddaama ay iibisay  2,92 milyan oo maaliyadood.

b

2) Real Madrid
Kooxda beryahan dhanka Yurub la qaban la’aa ee Zinedine Zidane ee Real Madrid waxay xoraysatay kaalinta 2-aad iyadoo laga iibsadey 2,3 milyan oo funaanadood.

b1

3) Barcellona
Naadiga wayn ee Blaugrana ee uu wato Valverde waxay taagan tahay kaalinta 3-aad iyadoo iibisay 2,1 milyan oo maaliyadood.

b2

4) Chelsea
Qayb ahaan waa saamaynta Conte, balse kooxda Abramovich waxay u dhow dahay figta sare iyadoo laga iibsadey 1,8 milyan oo funaanadood.

b3

5) Bayern Munchen
Kooxdan reer Jarman ee uu layliyo Carlo Ancelotti waa koox si xoog leh uga muuqata qaaradda Yurub iyo caalamkaba, waxaa funaanaddeeda iibsadey 1,6 milyan.

b4

Gool FM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here