(Roma) 15 Luulyo 2017 – Leo Bonucci ayaa ayaa shalay yimid magaalada Milano si uu u dhamaystiro ku biiristiisa lama filaanka ah ee AC Milan.

Arrinta u wareegista Bonucci ayay dadku hadal haynteeda inta badan ka war heleen Khamiistii uun isagoo isla shalay oo Jimce ahaydna yimid Milano, waxaana arrintaa aad uga xumaaday taageerayaasha Juve, waxaa ku farxay kuwa AC Milan, waxaana la yaabay taageerayaasha kooxaha kale.

Yeelkeede, arrinta laacibka ayaa aad loogu qaadaa dhigayaa baraha bulshada iyadoo ay dadku iskugu jiraan kuwo taageersan, kuwa ku maadsanayaa ama caayaya iyo kuwo kale intaba.

b33 b34 b35 b36 b38 b39 b40 b41

b b b1 b2 b3 b4 b6 b7 b8 b9 b10 b11 b12 b14 b16 b17 b18 b19 b20 b21 b22 b23 b24 b26 b27 b28 b29 b31 b32

b

Gool FM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here