(Milano) 15 Luulyo 2017 – Labada laacib ee Leonardo Bonucci iyo Lucas Biglia ayaa maanta dhamaystiray caafimaadkii ay ku mareen Clinica La Madonnina ee magaaalada Milan.

Sida uu haatan werinayo Premium Sport, labadan laacib ee ku cusub Rossoneri ee Leonardo Bonucci iyo Lucas Biglia, ayaa hadda dhow waxay tageen Milanello halkaasoo uu Bonucci kula tababaran doono laacibiinta Milan kuwa aan weli aadin Shiinaha.

Halka laacibka reer Argentine ee khadka dhexe uu mari doono tijaabada jireed, waxaana lagu wadaa in maalmaha yar ee soo aaddan ay Biglia, Bonucci u duulaan Shiinaha iyagoo ay wehlinayaan André Silva iyo Andrea Conti.

Lucas #Biglia esce dalla clinica “La Madonnina” dove ha ultimato le visite mediche (via @chestnut_8)

A post shared by MilanNews.it (@milannewsitofficial) on

 

Lucas #Biglia esce dalla clinica “La Madonnina” dove ha ultimato le visite mediche (via @chestnut_8)

A post shared by MilanNews.it (@milannewsitofficial) on

L’arrivo di @bonuccileo19 e #Biglia alla clinica La Madonnina per le visite mediche con il @acmilan #milannews via @chestnut_8

A post shared by MilanNews.it (@milannewsitofficial) on

b b1 b3

b

Gool FM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here