(Zurich) 01 Luulyo 2017 – Waxaa maanta si rasmi ah u furmay suuq-xagaaga kala iibsiga ciyaartooyda kaasoo ay ka dukaamaystaan kooxaha Yurub oo doonaysa inay is xoojiyaan.

Kooxaha qaar gaar ahaan kuwa waawayn ayaa ilaa haatan dhowr tillaabo oo muhim ah qaaday, balse weli waxaa la oran karaa wuu dhiman yahay suuqa oo ay waxyaabo badani ka dhici doonaan tan iyo maalinta uu xirmayo ee 31-ka Agoosto iyo 1-da Sebtember.

Haddaba, waxaannu idiin haynaa laacibiinta ay doonayaan kooxaha waawayn ee Yurub marka laga reebo Talyaaniga oo aannu horay idiinkugu soo gudbinney iyo laacibiinta ay ilaa haatan keensadeen, kuwa ka tegaya, kuwa ay weli doonayaan iyo shaxahooda ee hoos ka eeg:

ACQUISTI: Laacibiinta ay qaateen

CESSIONI: Kuwa ay iibiyeen

OBIETTIVI: Kuwa ay doonayaan

b b1 b2 b3 b5 b6 b7 b8 b10 b11

b

Gool FM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here