(Abidjan) 15 Juunyo 2017. Wilfried Bony ayaa wax ka qaaday naxashka allaha u naxariistee Cheick Tiote kaddib markii meydkiisa laga soo dajiyay garoonka Abidjan ee dalka Ivory Costa.

Laacibkii hore ee Newcastle United ayaa mowtul faja’ ku timid  isagoo sooman mar uu tababar la qaadanayay kooxda Beijing Enterprises ee dalka Shiinaha.

Boqolaal ayaa soo xaadirtay oo isku diyaarinaya duugta Tiote oo ay ka mid yihiin daaficii hore ee Liverpool Kolo Toure, dhaliyihii hore ee Arsenal Gervinho iyo waliba Siaka Tiene ee iminka u safta PSG.

Tababarihii hore ee xulka qaranka Ivory Coast Herve Renard ayaa sidoo kale ka mid ahaa dadkii ka soo qeyb galay.

SAWIRRO:

bb

Cheick Tiote's body has arrived back in Ivory Coast

Tiote tragically passed away after suffering a cardiac arrest

The tragedy occurred during a training session at Beijing Enterprises

Bony was joined by the likes of Kolo Toure and Gervinho

A private funeral will be held soon for close friends and family

A memorial service has already been held in Beijing

Former Ivory Coast boss Herve Renard was also in attendance

Gool FM.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here