Kooxda Muqdisho City ayaa caawa u gudubtay semi-final-ka tartanka kubadda kolayga ee magaalooyinka bariga Africa kadib markii ay 87-68 ku garaaceen kooxda Jubba City ee South sudan.

Muqdisho City ayaa habeen dambe 8-da fiidnimo la ciyaari doonto kooxda Kampala kulanka Semi-Final-ka.

Sii hayaha safaaradda Soomaaliya ee Kenya Cali Maxamed Sheekh (Cali Begedi) iyo safiirkii hore Maxamed Cali nuur Ameeriko ayaa ka mid ahaa dadweynihii caawa garoonka soo buuxiyay.

HABEEN DAMBE REER NAIROBI AYAA LOOGA FADHIYAA TAAGEERADA!

b b1 b2 b4 b5 b6 B8

b2

3

Gool FM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here