(London) 09 Juunyo 2017 Nin u dhashay dalka Nigeria ayaa jawaab fiican siiyay wargayska ka soo baxa ingiriiska ee Daily Mail xili uu eedeyn u jeediyay xulka qaranka sucuudiga.

Ma ahan kaliya Daily Mail ee sidoo kale saxaafada Sportiga ingiriiska ayaa shalay dhaleeceeyay in xulka qaranka sucuudigu uusan xushmeyn daqiiqad aamusnaan ah oo ku aadanayd weerarkii ka dhacay London maalmo ka hor.

Balse nin Nigerian ah ayaa waydiiyay Daily Mail, inta jeer ee kooxaha reer yurub ay u aamuseen weerarada argagixiso ee ka dhacay Afrika iyo bariga dhexe.

“Imisa jeer ayeey yurubiyaanku u istaageen weerarada argagixiso ee ka dhaca Afrika iyo bariga dhexe” ayuu yiri shaqsi Nigerian ah oo u jawaabayay Daily Mail.

Gool FM

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here