4112D43A00000578-4571284-Ronaldo_says_he_felt_like_a_young_boy_after_scoring_two_goals_in-a-4_1496596226528

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo waxa uu gabi’ahaanba badalay qaabkii ay u jarneyd tintiisa habeenkii uu ku wada guuleystay Champions League-ga iyo kabaha dahabka ah ee tartankaas.

Waxa uu lahaa habeenkii sabtida tin laalaaban oo laalada! Yani la mariyey “Gel” waxa ay dhallinratu u taqaan!

Hase ahaatee, waxa uu hada u soo jartay qaab caadi ah oo qeybo ka mida Soomaaliya looga garan ogyahay “Wembley!”

41194D4700000578-4571284-image-a-3_1496596157270

Twitter-kiisa ayuu ku soo bandhigtay isaga oo soo raaciyey weydiin ku socota taageereyaashiisa bartaas ee tiro ahaan dhan 103M.

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here