(Zurich) 05 Juunyo 2017 – Waxaa Sabtigii dhowaa lasoo abyay koobka Horyaallada Yurub ee Champions League 2016/2017, balse waxaa durba loo bira tumanayaa dufcadda soo aaddan ee 2017/18

Yeelkeede, waxaa jirtay inay kooxo waawayni sanadihii dambe ka maqnaayeen tartankan xiisaha badan kuwaasoo ay qaarkood 3 sano oo xiriir ah ka maqan yihiin sida AC Milan.

Haddaba, sanadkan kooxaha ay seeftu ku timid ee seegaya dufcadda 2017/2018 waxaa ka mid ah Arsenal oo muddo 20 sano ka badan si joogto ah uga qayb qaadanaysay tartanka, weliba si xiriir ah.

Hoos ka arag kooxaha koobkan ka maqnaan doona kal-ciyaareedka soo aadan.

b b1 b2 b3 b5 b6 b7 b8 b9 b10

b

Gool FM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here